1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iran Oo Looga Dhawaaqay Baroor Diiq Qaran Ka Dib Dhulgariirkii Ku Dhuftay Dowladda Iran ayaa ku baaqday maanta oo talaado ah baroor diiq ku aadan dadkii waxyeellada ay ka soo gaartay dhul gariirkii ku dhuftay xadka u dhaxeeya Iran iyo Ciraaq. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laascaanood: Shacabka Oo u Dareeray Goobaha Codbixinta Ee Doorashada Somaliland Shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa saakay waxay si nabad ah ugu dareereen doorashada madaxweyne ee Somaliland. Wariyaheena Faarax Dubad ayaa soo sheegaya in dadka ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Shacabka Oo Ka Cabanaya Burburka Wadada Isku Xirta Isgoysyada Dabka Iyo Baakaraha Ee Muqdisho Roobabkii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho ka da’ay ayaa gabi ahaanba waxay burburiyeen wadadii isku xireysay isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Shacabka iyo darawallada gaadiidka ee isticmaali jirey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Arrimaha Gudaha Ee Baarlamaanka Puntland Oo Ka Digay Doorashooyin Ka Dhaca Sool Iyo Sanaag Guddiga arrimaha gudaha ee baarlamaanka maamulka Puntland ayaa u sheegay Somaliland inaan la aqbali doonin doorashooyinka ka dhaca gobollada Sool iyo Sanaag. Guddoomiye ku xigeenka guddigan, Xildhibaan Maxamed Axmed Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Xildhibaanno Sheegay In Mushaar Siintooda Lagu Xiray Ka Laabashada Mooshinka Ka Dhanka Ah Shariif Xasan Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka K/galbeed oo kulan ku yeeshey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegay in mushaar siintooda lagu xirey ka laabashada mooshin laga keenay madaxweyne Shariif…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Kamid Ah Ergadii Soo Xulay Xildhibaannanda Golaha Shacabka Oo Lagu Diley Muqdisho Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada Muqdisho gaar ahaan suuqa Bakaaraha ku dileen mid kamid ah ergadii soo doortay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Shacabka Oo Saakay u Dareeray Goobaha Codbixinta Ee Doorashooyinka (Sawirro) Shacabka Somaliland ayaa saakay oo Isniin ah waxay u dareereen goobaha codbixinta doorashooyinka, waxaana qof walba uu codkiisa siin doonaa mid kamid ah Saddexda musharrax ee tartamaya. Codbixinta ayaa bilaabantay saakay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ku Xigeenka Amniga Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Dowladda Rwanda Wasiir kuxigeenka Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Abdinasir Said Muse oo uu wehlinayay Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Amb. Ali Mohamed Ali ayaa waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Rag Ka Tirsan Al-shabaab, Wateyna Walxaha Qarxa Oo Lagu Qabtey Luuq, Gedo Maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen Labo nin oo dhallinyaro ah, kuwaasi oo watey walxaha qarxa kana tirsan Xarakada Al-shabaab. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Ka Digtey Weeraro Al-shabaab Ka Geystaan Mombasa Iyo Mandhera Dowladda Kenya ayaa waxay ka digeysaa suurtagalnimada in dagaalyahannada Al-shabaab ay weeraro qorsheysan ka geystaan magaalooyinka Mombasa iyo Mandhera. Warbixin kasoo baxday laamaha ammaanka dalka Kenya ayaa lagu sheegay in…