Sawirro: Dayactir Lagu Bilaabay Laamiga Zoobe Oo Ku Buburay Qaraxii Dhacay Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Banaadir ayaa dib u dayactir ku bilaabay laamiga Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ku burburay qaraxii xooganaa ee 14-kii bishan ka dhacay halkaasi. Guddoomiyaha gobolka Banaadir… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Maxaabiis Dalbaday In Maxkamad La Horgeeyo (Dhageyso) Maxaabiis ku xiran xabsiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ka codsaday in maxkamad la soo taago. Maxaabiistani oo ku xiran saldhigga magaalada Gaalkacyo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Saameynta Uu Qaraxii Zoobe Ku Yeeshay Ardayda Jaamacadaha Qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho 14 bishan, waxa uu saameyn culus oo dhan walba ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxa ugu badan ee uu dhibaateeyay ayaa ahaa, dadkii xoogga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Jubbaland Oo Lagu Diley Kismaayo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose loogu geystay mudane ka tirsanaa baarlamaanka maamulka Jubbaland. Rag ku hubeysan bistoolado ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Sacuudiga Ah Oo Lagu Dilay Xadka Yemen Saddex askari oo Sacuudiyiin ah ayaa waxaa lagu dilay xadka Koofureed oo ay wadaagaan Sacuudiga iyo Yeman ka dib dagaal dhex maray ciidamada iyo maleeshiyaadka Xowthiyiinta. Warbaahinta Sacuudiga ayaa waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Iidle “20 Kun Oo Doolar Ayaan Ugu Yaboohnay Gurmadka Qaran” Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Saleybaan oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ugu horreyn ka hadlay qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe oo uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Shacabka Oo Dhigey Dibadbax Ka Dhan Ah Al-shabaab Boqolaal qof oo shacab ah, isuguna soo baxay maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa dhigay dibadbax ballaaran oo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab, sidoo kalena lagu cambaareenayey qaraxii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbaxyo Ka Bilowday Magaalada Muqdisho Shacab aad u badan ayaa goor dhow waxay dibadbaxyo ay ku muujinayaan sidey uga xunyihiin qaraxii Zoobe ka bilaabeen magaalada Muqdisho. Waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa lagu arakayaa boqolaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Shacabka Oo geeriyoodey Allaha u naxariistee waxaa dalka India saakay oo Arbaco ah ku geeriyoodey xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo ka tirsanaa mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ehlada xildhibaanka ayaa Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Isku Soo Bax Baroordiiq Ah Oo Ka Dhacaya Jowhar Waxaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe lagu qabto isku soo bax baroordiiq ah, kaasi oo lagu muujinayo sida umadda Soomaaliyeed uga…