Gaalkacyo: Maxkamad Xukun Ku Riddey Sideed Eedeysane (Sawirro) Sheeko:Dalka Maxkamadda darajada Koowaad ee gobolka Mudug ayaa maanta oo Sabti ah waxay xukunno kala duwan ku riddey 8 qof oo dambiyo kala duwan ku eedeysanaa. Kaaliyaha maxkamadda Maxamed Jaamac Diirshe… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Galmudug Oo Codka Kalsoonida Ah Ka Helay Baarlamaanka Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta oo Sabti ah waxay codka kalsoonida ah siiyeen golaha wasiirada ee dhowaan uu soo magacaabay madaxweyne Xaaf. Kulanka baarlamaanka Galmudug waxaa soo xaadirtay 57…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Guddi u Saartay Dhacdadii Bariire Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guddi waxay u saartay dhacdadii shalay ka dhacday deegaanka Bariire ee Shabellaha Hoose, halkaasi oo lagu diley dad shacab ah. Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaan Ku Baaqay In Degdeg Wax Loogu Qabto Dadku Ay Abaartu Saameysay Xildhibaan Axmed Yuusuf Xasan oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku baaqay in si degdeg ah wax looga qabto xaaladda abaareed ee ka jirta deegaannada Galmudug. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ahlu-sunna Oo Sheegtay Iney Diyaar u Tahay Wadahadal Ay La Gasho Galmudug Maamulka gobollada dhexe ee Ahlu-sunna Waljameeca ayaa sheegay iney diyaar u yihiin wadahadallo ay la galaan Galmudug, islamarkaana lagu helayo wax walbo oo bulshada dan u ah. Ku xigeenka hoggaamiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Xuseen Sheekh “Dowladda Ha Baarto Shacabka La Laayay” Xildhibaan Xuseen Sheekh Maxamuud oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay si kulul u cambaareynayaan shacabka Soomaaliyeed ee shalay lagu laayay deegaanka Bariire…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Cambaareeyay Dadkii Lagu Diley Bariire Qaar kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa cambaareeyay weerar shalay waabarigii lagu diley 10 qof oo shacab ah, kuwaasi oo beeraley ahaa kuna sugnaa duleedka deegaanka Bariire ee Sh/hoose. Imaam C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ehlada Dadkii Lagu Diley Bariire Oo Sheegay In Meydadka La Aasi Doonin Ehlada dadkii shalay lagu diley deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in aysan aasi doonin meydadka inta ay cadaaladda ka helayaan. Boqor Cabdi Axmed Cali oo kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabeylo Ku Dhuftay Gobolka Texas Ee Mareykanka Waxaa ka bilowday xeebaha gobolka Texas ee dalka Mareykanka dabeysha lagu magacaabo Harfid taasi oo shalay oo jimco aheyd ku dhufatay xabeehanaan. Dabeyshaan ayaa waxaa laga cabsi qabaa in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Qof Oo Lagu Diley Deegaanka Bariire Ee Sh/hoose Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka oo ay wehlinayaan kuwo Ajaaniib ah ay deegaanka Bariire ku dileen 9 qof, halka Labo kalena ay dhaawaceen. Guddoomiye ku…