Dhageyso: Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Oo Goobjoog Uga Waramay Qabanqaabada Doorashada Madaxweynaha Sheeko:Dalka Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa faah faahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyey qabanqaabada doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Waxa uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo Sheegay Iney Wadahadal Hoose La Leeyihiin Ahlu-sunna Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta maamulka Galmudug Cismaan Maxamed Cali Socdaal ayaa sheegay inay soconayaan wadahadallo hoose oo lagu doonayo in lagu mideeyo maamulka Galmudug iyo Ahlu-sunna. Waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Kulankii Maanta Ee Golaha Wasiirada? Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Maxjarka Kismaayo oo dib loo howlgeliyey Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa maanta xariga ka jaray Maxjar cusub oo Xoolaha Kismaayo laga dhoofin doono. Maxjarka oo ku yaalla bannaanka magaalada Kismaayo ayaa loogu talagalay in laga dhoofiyo xoolaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Ahlu-sunna Oo Sheegtay Inaanu Jirin Heshiis Ay La Galeen Galmudug Maamulka gobollada dhexe ee Ahlu-sunna Waljameeca ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay in uu jiro heshiis ay la galeen maamulka Galmudug. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Cabdullaahi Xirsi Diirshe, oo wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee Qaramada Midoobey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee Qaramada Midoobey Jeffrey D. Feltman oo Muqdisho soo gaaray, isagoo dhinaca kale kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qabanqaabada Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Oo Ka Socota Jowhar Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi aad looga dareemayo qabanqaabada loogu jiro doorashada madaxweynaha Hirshabelle. Waxaa dib u habeyn lagu bilaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Baaq Nabadeed Oo Loo Direy Galmudug Iyo Ahlu-sunna Mid kamid ah siyaasiyiinta gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay in la joojiyo colaadda gobolkaas ka soo cusboonaatay ee u dhaxeysa maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna. Cabdi Maxamed Axmed oo mar soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xiisad u Dhaxeysa Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Laga Soo Sheegayo Galgaduud Xiisad dagaal oo u dhaxeysa maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljameeca ayaa laga soo sheegayaa in saakay ay ka jirto deegaanno kamid ah gobolka Mudug. Ciidamada Ahlu-sunna ayaa la xaqiijiyey iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Nabadoon Lagu Diley Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose loogu geystay mid kamid ah nabadoonnada sida aadka looga yaqaannay degmadaasi. Rag ku…