1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada B/weyne Oo Wax Ku Iibsanaya Lacagta Doolarka Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ganacsatada ku dhaqan magaaladaasi ay diideen qaadashada lacagta shilin Soomaaliga, iyaga oo dalbaday in kaliya ay wax…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Degmada Baraawe Iyo Deegaanno Ku Dhow Cudurka Shuban biyoodka ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dilaacay degmada Baraawe ee Shabellaha Hoose iyo sidoo kale deegaanno ku dhow degmadaasi. Bashiir Maxamed Yuusuf, guddoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Nafaqo Darro Ugu Geeriyootey Muqdisho Saddex ruux ayaa nafaqo darro waxay ugu geeriyoodeen Kaamka Daryeel, degmada kaxda ee magaalada Muqdisho, kadib markii aysan helin wax ay cunaan muddo Todobaad ah. Dadkan dhintey oo carruur ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Ammar Kusoo Rogey Ganacsatada Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay sicir barar maalmahan dambe aad looga dareemayay suuqyada gobolka, kadib markii la sheegay in lacago shilin Soomaali ah, islamarkaana been abuur ah ay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha Ee Duleedka Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo habeenkii xalay aha aka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, waxaana qaraxaasi uu geystay khasaare kala duwan. Gaari nooca dadweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Sameeyay Magaalada Gaalkacyo Ciidamada maamulka Puntland ayaa habeenkii xalay ahaa waxay howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Howlgalkaan ayaa daba socday dilal iyo weeraro 24-kii saac ee lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Xaqiijiyey Inuu Jiro Mooshin Ka Dhan Ah Xukuumadda Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xubno kamid ah baarlamaanku ay wadaan mooshin ka dhan ah Xukuumadda federaalka. Xildhibaan Maxamed Cabdikaafi Maxamed oo wareysi siiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Mahaday: Ciidanka Xoogga Dalka Guul Ayeey ka Gaareen Dagaallo Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka hadlay dagaallo ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay la galeen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo ka dhacay deegaanno ku dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Ka Barakacay Dagaalladii Ka Dhacay Deegaanka Jannaale, Sh/hoose Wararka ka imaanaya deegaanka Jannaale ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi ay barakac ballaaran ka wadaan deegaankaasi, kadib dagaallo deegaankaasi ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqo Abuur Loo Sameynayo Dhallinyarada K/galbeed Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha ee maamulka Koofur Galbeed Jeylaani Sheekh ayaa waxa uu sheegay in maamulka uu dadaallo ugu jiro sidii uu wax uga qaban lahaa shaqo la’aanta ka jirta…