1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Famaajo Oo Sheegay Iney Soo Celinayaan Wadahadalkii Somaliland Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka go’an tahay iney dib usoo celiso wadahadalladii Somaliland si loo helo Soomaaliya oo mar kale mid…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Dowladda Oo Rajo Ka Muujisay In Dib Loo Helo Adeegga Internet-ka Agaasimaha guud ee wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa waxa uu sheegay in Interneet la’aanta ay saameyn weyn ku yeelatay dalka. Agaasimaha ayaa waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 1-da Luulyo Oo Laga Xusay Muqdisho Munasaabad lagu xusayay 57 guuradii kasoo wareegatay markii xornimada ay qaadatay koofurta islamarkaana ay la midoowday Gobollada waqooyi ayaa xalay ka dhacday magaalada Muqdisho. Madaxda ugu sarreysa dalka iyo shaca…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka 57 Sano Kadib 1-da Luulyo: Aaway Xorriyaddii Iyo Midnimadii Soomaaliya? Maanta waa 1da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro ah in 57 sano kadib ay Soomaaliya shisheeye joogaan, midnimo aanay jirin oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway Wasiirka arrimaha dibadda Norway Barge Brende oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa Villa Soomaaliya kula kulmay madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Madaxweynaha iyo Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedeyn Kaga Timid Puntland Somaliland ayaa iska difaacday eedeyn kaga timid Puntland oo ku aaddan in ay xiriir la leeyihiin Xarakada Al-shabaab. Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdullaahi Cismaan Saxardiid Caddaani oo Goobjoog ay arrintani wax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Sababay In 3 Bil Loogu Kordhiyo Madaxweyne Xaaf Si Uu Usoo Magacaabo Wasiiradiisa Mid kamid ah xildhibaannada Galmudug ayaa ka hadlay sababta keentay inay muddo kordhin u sameeyaan mudada madaxweynaha Galmudug uu kusoo magacaabi lahaa golihiisa wasiirada. Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Diirshe oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Somaliland Ku Eedeysay Iney Xiriir La Leedahay Al-shabaab Maamul goboleedka Puntland ayaa maamulka Somaliland ku eedeeyay in xiriir ballaaran la leeyahay xarakada Al-shabaab eek a dagaalanta dalka. Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo ku sugan Garoowe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gedo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal gelinkii dambe ee shalay illaa xalay fiidkii ka dhacay gobolka Gedo, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Muqdisho Qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa ciidamada dowladda ay ka wadaan howlgallo, saaka oo khamiis ah. Howlgalladani oo lagu baarayo dadweynaha iyo gaadiidka ayaa ciidamada waxay ka sameynayaan qaar…