1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dad Uu Soo Ritey Shuban Biyood Oo La Dhigay Isbitaalka Jowhar Dad gaaraya 30 qof, islamarkaana uu soo ritey cudurka shuban biyoodka ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa la dhigay isbitaalka jowhar, kuwaasi oo xaaladooda lala tacaalayo. Dadkaan ayaa dhammaantood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Cadaado Oo Go’aan Ka Gaaray Isbaarooyinka Waxgaradka magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa go’aan ka gaaray Isbaarooyinka soo noqnoqday ee yaalla deegaanno kamid ah gobolka Galgaduud. Ugaas Salaad Rooble oo kamid ah waxgaradkan ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Halgan: Waxaa La Furayaa Wadada Aadda B/weyne Maamulka deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay dhowaan bilaabayaan howlgal lagu furayo waddo isku xirta deegaankaasi iyo magaalada B/weyne. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Baydhabo Oo La Adkeeyay Ciidamada maamulka K/galbeed ayaa adkeeyay ammaanka guud ee magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay, kadib markii saraakiisha amniga ay horey u shaaciyeen iney ka taxadarayaan falal amni darro oo ka dhaca…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhiggiisa Uganda Oo Arrimo Dhowr Ah Ka Wada Hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa kulan ku yeeshay magaalada Kampala. Madaxweynayaasha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabsi Laga Qabo Khilaafka Khaliijka Inuu Saameeyo Ganacsiga Xawaaladaha Soomaalida Khilaafaka Siyaasadeed ee u dhaxeeya wadamada Khaliijka ayaa waxaa laga cabsi qabaa in uu saameeyo ganacsiga ay Soomaalida ku leedahay dalalkaasi oo ay ugu horreeyaan Sacuudiga iyo Imaaraadka. Ganacsatada Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Laga Gaaray Colaadda Banyaaley, Hiiran Maamulka Ahlu-sunna waljamaaca iyo maamulka Hirshabeelle ayaa waxay heshiis dhowr qodob ka kooban ka gaareen colaadda ka taagan deegaanka Baanyaanley ee gobolka Hiiraan. Heshiiskaan ayaa waxaa u matalayay maamulka Ahlu…
1 daqiiqo Sheeko:War Goorma Ayuu Furmayaa Kalfadhiga Labaad Ee Golaha Shacabka? Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku go’aamiyeen xiliga uu furmayo Kalfadhiga 2aad ee Golaha Shacabka. Kulanka Guddiga Joogtada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Sharciyada Isgaarsiita iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre. Arrimaha diirada lagu saaray shirkan waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Saldhigga Waaberi Ee Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah, loona adeegsaday gaari walxo qarxa laga soo buuxiyey oo maanta lagu qaaday saldhigga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan…