2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muran Ka Taagan Xil Ka Qaadistii Lagu Sameeyay Wasiirkii Maaliyadda Hirshabelle Xildhibaan Maxamed Cadow oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa kahor yimid xil ka qaadis uu maalintii shalay ahayd madaxweynaha maamulkaasi ku sameeyay wasiirkii maaliyadda ee maamulkaasi. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Riddey Xukun Isugu Jira Dil Iyo Xabsi Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay oo Arbaco ah waxay xukun dil toogasho ah iyo sidoo kale xukun Xabsi madaxaaga haku furto ah ku kala riddey Saddex eedeysane oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaxootiga Ka Soo Laabtay Dhadhaab Oo Sheegay In Ay Heysato Xaalad Bini’aadannimo Faadumo Maadoow Mahad Alle waa guddoomiyaha qaxootiga kasoo laabtay xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya, iyada oo ka hadleysay qaxootiga Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Kenya kasoo laabtay ayey sheegtay in dhibaato…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Si Kulul Uga Hadlay Qaraxii Wadajir War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa lagu cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. War-saxaafadeedka ayaa sidan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka DAAWO: Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Wadajir Oo La Gaarsiiyey Isbitaalka Madiina 14 ruux oo ku dhaawacmay qaraxii maanta ka dhacay xarunta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa la geeyey isbitaalka Madiina, halkaasi oo lagu daweynayo. Madaxa Caafimaadka Isbitaalka Madiina, Duniyo Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Qaraxii Maanta Ka Dhacay Degmada Wadajir Iyo Khasaaraha Uu Geystay Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa islamarkaana ahaa nooca loo yaqaan Homey oo uu saarnaa qof Ismiidaamiye ah ayaa maanta waxaa lagu weeraray xarunta maamulka degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Ka Warbixisay Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Wadajir Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay qarax gaari loo adeegsaday oo maanta ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Axmed Maxamuud Maxamed, afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyay Wasiirkii Maaliyadda Ee Maamulka Hirshabelle Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble wuxuu xil ka qaadis ku sameeyay wasiirkii wasaaradda maaliyadda ee maamulkiisa, isaga oo wasiir cusub magacaabay. Waxaa xilkan laga qaaday Maxamed Maxamuud Cabdulle, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qaraxii Ka Dhacay Wadajir Iyo Mas’uuliyiin Dhaawac Ah Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari loo adeegsaday oo goor dhow ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Loo Adeegsaday Gaari Oo Goor Dhow Ka Dhacay Degmada Wadajir Ee Muqdisho Qarax aad u xooggan islamarkaana loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa goor dhow wuxuu ka dhacay nawaaxiga xarunta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Dhawaqa qaraxan ayaa laga…