1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasiir Xoosh Iyo Guddoomiye Xaliimo Yarey Oo Ku Shiray Muqdisho Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta xafiiskiisa kula shiray Gudoomiyaha Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Xaliima Ismaaciil Ibraahim, waxa ayna kawada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Sheegtay In Wadahadal Dadban La Leeyihiin Ahlu-sunna Maamulka Galmudug ayaa sheegay in wadahadal aan toos ahayn uu u soconayo iyaga iyo Ahlu-sunna Waljameeca, kaas oo gogol xaar u ah wadahadal rasmi ah oo Labada dhinac ay yeeshaan.…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: UK Oo Kor u Qaadeysa Taageerada Gargaarka Ee Soomaaliya Iyo Itoobiya oghayaha Horumarinta Caalamiga ah Priti Patel ayaa maanta ku baaqday dadaal cusub oo dheeri oo wadajir ah si looga hortago in malaayiin qof u dhintaan gaaji iyo cudur. Wasiiradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyay B/weyne Ciidmada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo amniga lagu sugayo waxay xalay ka sameeyeen magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, gaar ahaan xaafadda howlwadaag. Howlgalkaan aya daba socday dil xalay halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Mudug: Cudurka Shuban Biyoodka Oo Samaayeey Dadka Ku Dhaqan Deegaanka Xarfo Maamulka deegaanka Xarfo ee gobolka Mudug ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey saameynta deegaankaasi uu ku yeeshy cudurka Shuban Biyoodka oo ay la il daran yihiin qaar kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 2 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyoodey Sool Cudurka shuban biyoodka ayaa lagu soo waramayaa inuuka dilaacay deegaanno ku yaalla koonfurta gobolka Sool, waxaana la il daran dad aad ubadan. Labo qof ayaa cudurkaan ugu geeriyootey degamada Kalabayr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Khor Yimid Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo Waxgaradka khaatumo qaarkood ayaa kasoo horjeestay heshiis maalin kahor ay magaalada Hargeysa ku wada gaareen maamulkooda iyo Somaliland. Garaad Jaamac Cali oo kamid ah waxgaradkan ayaa sheegay in wax aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dil Caawa Ka Dhacay B/weyne Rag ku hubeysan bistoolado ayaa caawa waxay magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ku dileen Ibraahim Cismaan Muumin oo u shaqeynayey NGO gacnta ku haya dib u habeynta Tiyaatarka Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Qoryooley Ee Sh/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo gelinkii dambe ee maanta degmada Qoryooley ee Shabellaha Hoose ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab. Dagaalka…