1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Buuloburde Ee Hiiraan Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa lagu soo waramayaa in maanta uu ka dhacay degmada Buuloburde ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Oo u Kuurgalay Amniga Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad-sugidda ayaa xalay kormeer ay u kuurgalayeen qaabka ay xiliyada habeenkii ah u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Markale Al-shabaab Ugu Baaqay Wadahadal Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa mar kale wuxuu ugu baaqay Xarakada Al-shabaab in wada hadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya. Wuxuu madaxweynaha u diray Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga Dalka Oo Kala Qaaday Maleeshiyaad Ku Dagaallamay Hiiraan Guutada 52-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay inay ku guuleysteen kala qaadista malleeshiyo beeleed dhowaan ku dagaallamay gobolka Hiiraan. Dagaalka beeleedka oo ka soconayay degaanka Banyaaleey oo hoostaga degmada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Oo Booqday Dhaawacyada Ku Jira Isbitaalka Madiina Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Jamaal Xasan ayaa booqday qaar kamid ah dhaawacyadii ay wax yeeladu ka soo gaartay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland iyo Khaatumo Oo 5 Qodob ku Heshiiyay Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa waxay sheegayaan in heshiis ka kooban Shan qodob ay goor dhow magaaladaasi ku kala saxiixdeen Maamullada Somaliland iyo Khaatumo. Qodobadan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Oo Qarax Miino Lagula Eegtay Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax Miino lala eegtay kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ee Soomaaliya. Qaraxan ayaa ahaa Miino dhulka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Maamulka K/galbeed Oo Baydhabo Kusoo Bandhigey Rag Ay Sheegeen Iney Dil Ka Geysteen Magaaladaasi Maamulka K/galbeed ayaa maanta oo Sabti ah waxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhigeen Saddex nin oo ay sheegeen in habeen kahor ay magaaladaasi ku dileen Sheekh kamid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Adkeeyay Howlgalka Amni Sugista Ee Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa aad u adkeeyey howlgalka amni sugista magaalada Muqdisho oo maalmaha dambe ay ka wadeen guud ahaan magaalada. Ciidamadan oo si gaar ah loogu yeero xasilinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Guddiga Gurmadka Abaaraha Oo Ka Deyriyey Xaaladda Nololeed Ee Ka Jirta Deegaannada Maamulkaasi Gudiga Gurmadka abaaraha u qaabilsan maamulka Galmudug ayaa sheegay inay kasii dareyso xaaladaha nololeed ee ka jirta deegaannada maamulkaasi. Gudoomiyaha Gudiga abaaraha maamulka Galmudug Shire Xirsi Maxamuud oo wareysi siiyay…