1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 5 Qof Oo Ku Geeriyootey Weerarkii Hotel Posh, Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar caawa lagu qaaday Hotel Posh oo ku yaala nawaaxiga Isgoyska Banaadir, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Gaari uu waday ruux ismiidaamiye ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shir Looga Tashanayey Dib u Eegista Dastuurka Oo Ka Dhacay Garoowe Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi oo ka dhacay Xarunta Cilmibaarista ee Nabadda iyo Horumarinta Puntland u qabatay qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ee deegaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Lagu Wareejiyey Sharciga La Dagaalanka Musuqa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khader) oo maanta xafiiskiisa kula kulmey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada Soomaaliya Ciise Weheliye Macalin ayuu kala wareegey Hindise Sharciyeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ismiidaamin Oo Goor Dhow Ka Dhacay Maqaayadda Posh Treats Ee Muqdisho Qarax Ismiidaamin ah ayaa caawa waxaa lagu qaaday Piza House iyo maqaayadda Posh Treats oo ku dhow isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Qof ismiidaamiye ah ayaa gaari uu watey waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaq Loo Diray Beelaha Ku Dagaallamaya Hiiraan Maamulka gobolka Galgaduud iyo waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaallamaya deegaanka Baanyaaley ee gobolka Hiiraan iney dagaalka joojiyaan, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Guddoomiyaha gobolka Galgaduud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddo Isku Xirta Degmada Baraawe Iyo Itoobiya Oo La Dhisayo Maamulka K/galbeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey qorshe la doonayo in lagu dhiso waddo dheer oo isku xirta degmada Baraawe illaa Xuduudda dalka Iyo Itoobiya, qorshaha lagu dhisayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: Mas’uuliyiinta Dowladda Oo La Faray In Hubkooda Ku Diiwaangeliyaan 14 cisho Wareegto kasoo baxday wasaaradda amniga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu faray mas’uuliyiinta dowladda sida xildhibaannada, wasiirada iyo mas’uuliyiinta kale in muddo 14 cisho gudahood ay kusoo diiwaangeliyaan hubka ay haystaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Waxgarad Eedeeyay Dowladda Itoobiya Qaar kamid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ku eedeeyey dowladda Itoobiya iney wax ka ogtahay dilalka ka dhaca xadka dalkaasi ee dhanka gobolka Galgaduud. Nabadoon…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Shaqada Oo Shaqo Abuur u Sameyneysa In Ka Badan 35 Kun Oo Dhallinyaro Ah Wasiir ku xigeenka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, Cabdi Casiis Saalax ayaa sheegay in wasaaraddu ay qorsheynayso in sanadkaan ay shaqo abuur u sameyso dhallinyaro gaareysa 35,940 (Soddon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha “Soomaaliya iyo Suudaan waa laba dal oo walaalo ah oo wax badan ay ka dhexeeyaan“ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Madaxweynaha Sudan Mudane Cumar Xasan Albashiir, waxana ay ka wada hadleen cilaaqaadka qotada dheer ee…