1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Hiraan Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal beeleed habeenkii xalay ahaa ka dhacay deegaanka Banyaley ee gobolka Hiiraan, kaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ugu yaraan Labo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Dhiggiisa Itoobiya Oo Ka Shirey Xiriirka Labada Dal Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Hailemariam Dessalegn. Waxay labada Ra’iisul Wasaare ka wada hadleen dadaallada Soomaaliya ugu jirto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasiir Xoosh Oo Arrimaha Dastuurka Kala Tashanaya Madaxda Iyo Shacab Puntland Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda dawlad goboleedka Puntland. Wafdiga Wasiirka waxaa kamid ahaa Agaasimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Qodobo Laga Soo Saaray Shirkii Looga Hadlayey Kobcinta Dhaqaalaha Ee Ka Socday Muqdisho Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa maanta soo xiray shir looga arinsanayey sidii loo midayn lahaa canshuuraha furdooyinka ee dalka, waxaana shirka ka soo qayb galay Wasiirada Maaliyadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka “Waxaa Loo Baahan Yahay In La Sameeyo Dib u Heshiisiin Siyaasadeed Iyo Mid Diimeed” Ra’iisul Wasaare ku -xigeenka XFS ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ayaa si rasmi ah maanta u daah furey shirka Wadatashiga Dib-u-heshiisinta Qaran, Xog-ururinta Khilaafaadka iyo Xaalkooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Caawa Ka Socda Gobolka Hiiraan Dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad u abaabulan qaab qabiil ayaa caawa waxa uu ka soconayaa deegaanka Banyaaley ee gobolka Hiiraan, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Dad ku dhow halka dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Qof Oo Lagu Dilay Gobolka Galgaduud Wararka nmaga soo gaaraya deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in Maleeshiyaad hubeysan ay dileen 4 qof oo shacab ah. Qof kamid ah dadka deegaanka ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shirweynaha Wadatashiga Qaran Ee Hannaanka Dib u Heshiisiinta Oo Ka Furmay Muqdisho Maanta oo Talaado ah waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha wadatashiga qaran ee hannaanka dib u heshiisiinta, kaasi oo socon doona illaa 17-ka bishan. Shirkan waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Kasoo Barakacay Abaaraha Oo Soo Gaaray Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa soo gaaray qoysas hor leh oo kasoo barakacay deegaanno mid ah gobolkaasi, kadib markii ay saameysay abaarta. Qoysaskaan oo Labadii maalin ee lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Naafada Ku Nool Cadaado Oo Gurmad Dalbaday Dadka naafada ah ee ku nool magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay haysato xaalad adag oo dhanka nolosha ah, kuwaasi oo dalbaday gurmad dhan…