1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Shacab Ah Oo Caawa Lagu Dilay Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa caawa waxay degmada Warta Nabaddaa gaar ahaan xaafadda Xamar Bile ku dileen qof shacab ah. Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabayey Axmed C/qaadir Xuseen, wuxuuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Caawa Ka Dhacay Muqdisho Qarax Miino ayaa caawa ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Banaadir iyo Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, kaasi oo la sheegay in uu ku xirnaa gaari uu lahaa sarkaal ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ka Qeygalaya Shir Madaxeedka IGAD Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa inuu ka qeybgalo shirka madaxda wadamada IGAD, kaasi oo maalinta berri ah ka furmi doona magaalada Addis Ababa ee dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shir Heer Sare Ah Oo Looga Hadlayey Abaaraha Ayaa Ka Dhacay Muqdisho Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada JFS Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar) ayaa maanta guddoomiyey Shir heer sare ah. Wafdi heer sare ah oo ka kala socda Qaramada Midoobey, Midowga Africa, Ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaalkii Hoggaaminayey Dagaal Jimcihii Ka Dhacay Baydhabo Oo Isku Dhiibay K/galbeed Cabdulle Isaaq, taliye ku xigeenka ciidamada Booliiska gaarka ah ee Koonfur Galbeed, ahaana sarkaalkii hoggaaminayey dagaal Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa isku dhiibay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Kamid Ah Ergadii Soo Doortay Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Lagu Dilay Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil saakay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho loogu geystay mid kamid ah ergadii xildhibaannada golaha shacabka ku doortay magaalada Jowhar. Marxuumka la diley…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyay Jowhar Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in howlgallo ballaaran ay ka sameeyeen xaafado kamid ah degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Howlgalladaan oo la sameeyay xalay iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Shirkadaha Duulimaadka Oo Cabasho Ka Muujiyey Canshuur Kordhin Lagu Sameeyay Maamulka K/galbeed ayaa ka warbixiyey cabasho dhowaan ay muujiyeen shirkadaha diyaaradaha ee duulimaadka ka sameeya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kadib markii lacago dheeraad ah lagu soo rogay dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Lagu Garaacay Deegaanka Bariirre Ee Sh/hoose Dad ku sugan duleedka deegaanka Bariirre ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dhowr madfac habeenkii xalay ahaa lagu soo tuuray deegaankaasi. Madaafiicdan ayeey sheegeen iney ka imaanayeen dhanka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Xaaf Oo La Kulmay Madax Ka Socotay WFP Iyo UNHCR Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa maanta wuxuu magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kula kulmay wafdi ka socday hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada ee WFP iyo midda…