1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/hoose: Ciidamada Dowladda Oo Ku Baxay Deegaanno Ay Mamulaan Al-shabaab Iyo Barakac Bilowday Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay wehlinayaan kuwa AMISOM ayaa saakay oo Sabti ah waxay ku jarmaadeen deegaanno ay gobolka Shabellaha Hoose ka maamulaan Xarakada Al-shabaab. Wararku waxay sheegayaan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Sheegtay In Muddo Kooban Gudaheed Lagu Xasilinayo Amniga Muqdisho Wasiirka wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow ayaa sheegay iney rajeynayaan Lixda bil ee soo aadan in Muqdisho ay noqoto meel amni ah, islamarkaana laga suuliyo qaraxyada,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada K/galbeed Oo Wada Howlgal Lagu Baadigoobayo Raggii Ka Dambeeyay Dagaalkii Baydhabo Ciidamada maamulka K/galbeed ayaa habeenkii xalay illaa saakay oo Sabti ah waxay howlgallo ballaaran ka sameeyeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Howlgalkaan ayaa naloo sheegay in ciidankaan ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Amray In La Xiro Cid Walbo Oo Ku Lug Leh Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Baydhabo Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor dhow wuxuu ka hadalay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, kaasi oo geystay khasaare kala duwan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 17 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Baydhabo, Shacab Ayaa u Badan Dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan maamulka K/galbeed ayaa maanta oo Jimco ah wuxuu ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare kala duwan.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha wasiirada Oo Meelmariyey Miisaaniyad Sanadeedka 2017 Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre, waxana looga hadlay arrimo kala duwan oo kamd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Ka Socda Gobolka Bari Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ka socda duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Al-shabaab. Wararkii ugu dambeeyay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Jaray Isgaarsiinta Deegaanno Kamid Ah Gobolka Gedo Ciidamada Itoobiya ayaa jaray Isgaarsiinta degaanno ka tirsan gobolka Gedo iyagoo halkaas ka wada howlgallo. Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ayaa saaka iyagoo ku socda lugta iyo gaadiid dagaal ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Sheegay Iney Bilaabayaan Howlgallada Waddo Furista Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya dowladda Federaalka ay bilaabi doonaan howlgallada ay ku doonayaan iney ku furaan waddooyinka. Waxa uu sheegay Shariif…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Gaalkacyo Kula Kulmaya Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa maanta lagu wadaa in maanta magaalada Gaalkacyo uu kula kulmo maamulka magaalada iyo bulshada qeybaheeda kale duwan. Madaxweyne Axmed Ducaale Xaaf oo maalmahani waday booqasho lugta…