1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Ku Wajahan Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah uu gaaro magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Wararka waxay sheegayaan in aad loo adkeeyay amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Bulshada Kismaayo Madaxweynaha dowladd Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu bartamaha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose kula kulmay shacab badan. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa wehlinayey…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Goobjoog Uga Jawaabtay Warbixinta 100-ka Maalin Ee Amniga iyo Safarrada Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ayaa si aad ah u difaacday howlihii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu qabtay 100-kii maalmood ee ugu horeysay. Iyada oo ka jawaabaysa safarrada madaxweyne Farmaajo ee dibadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka K/galbeed Oo Meelmariyey Sharciga Dowladaha Hoose Xildhibaannada baarlamaanka maamulka K/galbeed ayaa maanta oo Talaado ah waxay meelmariyeen sharciga dowlahada hoose oo ay usoo gudbisay wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulkaasi. Kulanka baarlamaanka K/galbeed waxaa shir guddoominayey guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhoweeyay Kismaayo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Madaxweynaha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Kismaayo kusoo dhoweeyay madaxweynaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Rajada Laga Qabo In Saddex Bil Kadib La Helo Cadaalad In la helo cadaalad waa mid kamid ah sababaha ay u taagnaan karto dowlad, taasi oo looga baahan yahay in bulshadeeda ay noqdaan kuwa hela cadaalad ku filan oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Dhallinyaro Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa waxay saaka ku dileen nin dhallinyaro ahaa Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa inoo xaqiijiyey in ninka la dilay lagu magacaabayey Xuseen Xasan,…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Siilaanyo Oo Isku Shaandheeyay Wasiiradiisa Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa wareegto uu xalay soo saaray waxa uu isku shaandheyn ku sameeyay golahiisa wasiirada. Wasiirada qaar ayaa xilalkoodii waayey, kuwana waa la isku bedalay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Magaalada Kismaayo Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Talaado ah lagu wadaa iney booqdaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Ammaanka magaalada Kismaayo ayaa aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Qarax Lagula Eegtay Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in kolonyo ay la socdeen ciidamada Kenya qarax Miino lagula eegtay deegaanka Tarako oo hoostaga degmada Baardheere ee Gedo. Qaraxan oo dhulka…