1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Ee Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maalintii Labaad Ka Soconaya Jowhar Shirka wasiiradda arrimaha gudaha ee dowladd Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ayaa maalintiisa Labaad maanta galaya, kaas oo ka socda magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle. Shirkani oo ay wasaaradaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shan Ruux Oo Lagu Dilay Deegaanka Xawaadley, Sh/dhexe Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Shan ruux oo shacab ah oo habeenkii xalay ahaa lagu diley duleedka deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabellaha Dhexe. Rag hubeysan ayaa jidka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Bari Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari, saakay oo Khamiis ah ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Al-shabaab ay ka soconayaan deegaan lagu magacaabo Af-urur oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Soo Dhoweysay Go’aanka Ay India Dib Dalka Ugu Soo Celinayso Maxaabiista Soomaalida Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysey go’aanka golaha wasiirada India oo ay ku ansixiyeen Heshiiskii Soomaaliya iyo India ee ku saabsanaa is-weydaarsiga maxaabiista. Golaha Wasiirada India oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Xaaf Oo Lagu Soo Dhoweeyay Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo ay wehliyaan wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan maamulkiisa oo saraf dhinaca dhulka ah uga soo anbabaxay magaalada Cadaado ayaa maarta gaaray magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare Kheyre Oo Ka Hadlay Awoodda Dhallinyarada Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo la hadlay dhallinyaro ka qeybgalayey munaasabad loogu magacdaray ka faa’ideysiga awoodda da’yarta waxbaratay ayuu sheegay in dalkaan horumarkiisa dhaqaale iyo kan amniba uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Carreysan Oo Dibadbax Ka Dhigay Deegaannada Carbiska Iyo Lafoole Shacab carreysan ayaa maanta waxay deegaannada Lafoole iyo Carbiska ee Shabellaha Hoose ka dhigeen dibadbax ay kaga soo horjeedaan nin ay sheegeen iney dileen ciidanka dowladda Federaalka. Dibadbaxayaashan qaarkood oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Rag hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in ay Isgoyska Carwo Itko, qeybta degmada Warta Nabadda ay ku dileen askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya. Ragga wax dilay ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Maamulka Degmada Hodon Oo Ka Warbixiyey Dhismaha Wadada 30-ka Maamulka degmada Hodon ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey dhismaha wadada 30-ka ee magaalada Muqdisho, taasi oo si rasmi ah u socota. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Axmed Cantoobo oo la…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa “Arinta Qatar Iyo Sacuudiga Waa Inaan Dhex Dhexaad Ka Ahaannaa” Xildhibaaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya ineysan dhanna la safan dowladaha Sacuudiga iyo Qatar oo dhowaan xumaaday…