1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Dagaal Beeleed Ka Dhacay Goboka Sool Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal beeleed shalay gelinkii dambe illaa xalay ka dhacay deegaanka Ari-cadeeye ee gobolka Sool. Dagaalkan ayaa ku bilowday sida la sheegay muran dhanka dhulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf “Dambiilaha Haddii uu Maraykanka Tago Xitaa Waa Lasoo Qaban” Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducalle Geelle Xaaf oo shacab badan kula hadlay magaalada Cabudwaaq ayaa sheegay in gacanta ay kusoo dhigi doonan cid walbo oo dambi ka gasha deegaannada Galmudug,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Hirshabelle Ah Oo Baaq u Direy Puntland Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabelle C/rashiid Warsame iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cal Jeyte Cismaan ayaa markii ugu horreysay waxay ka hadleen gaari walxaha qarxa lagu qariyey oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Ingiriiska Iyo Maraykanka Waxaan u Sheegeynaa in Dalkeennu Nabad Yahay Maamulka Somaliland ayaa sheegay in dowladaha Ingiriiska iyo Maraykanka ay u sheegi doonaan in marka ay muwaadiniintooda uga digayaan xaaladda Soomaaliya aanay kusoo darin tan Somaliland, islamarkana iyagu ay yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Puntland Oo Ka Digtey Cudurka Shuban Biyoodka Maamulka Puntland ayaa shacabka uga digey in deegaannada maamulkaasi uu ka dilaaco cudurka Shuban Biyoodka, kaasi oo hadda faro kulul ku haya deegaannada Somaliland. Wasiirka wasaaradda caafimaadka maamulka Puntland Cabdinaasir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dibadbax Lagu Taageerayo Dowladda Iyo Waxqabadkeeda 100-ka Maalin Oo Ka Socda Muqdisho Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho kabilowday dibadbax ballaaran oo ay ka qeybgalayaan kumanaan shacab ah iyo sidoo kale madaxda ugu sarreysa dowladda Federaalka , kaasi oo lagu taageerayo dowladda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Sh/hoose Baaq u Diray Dowladda Federaalka Qaar kamid ah waxgaradka gobolka Shabellaha Hoose ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya iney siideyso Nabadoon Siidow Axmed Shimbirow oo habeen kahor ay ciidamada dowladda kala baxeen hoygiisa ku yaalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Mudug Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Barakacayaasha Gaalkacyo Culimada gobolka Mudug ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo dowladd Federaalka iney u gurmadaan barakacayaasha ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi. Culimadan ayaa raashiin ay shacabka Soomaaliyeed kasoo uruuriyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helay Diyaaraddii Ku Dhacday Garbahaarey Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarad wadday raashiin gar gaar ah, una rarneyd hay’adda cunnada adduunka ee WFP, taasi oo shalay ku dhacday degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Diyaaraddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaanbax La Filayo In Maanta Ka Dhaco Muqdisho Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ka dhaco dibadbax uu soo qaban qaabiyey maamulka gobolka Banaadir, kaasi oo lagu taageerayo waxqabadka 100-ka maalin ee dowladda Federaalka.…