1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Balcad Oo Wadahadalsiinaya Beello Ku Dagaallada Deegaano Ku Dhow Degmadaasi Maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in wadahadal ay u fureen beello walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay deegaanno ku dhow degmadaasi. Madaxa arrimaha bulshada ee degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/hoose: Ciidamada Dowladda Oo Nabadoon Caan Ah Kala Baxay Gurigiisa Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay habeenkii xalay ahaa gurigiisa kala baxeen nabadoon caan ka ah degmadaasi. Nabadoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Kuuriyada Waqooyi Ku soo rogay Cuno-qabateyn Golaha ammaanka ee qaramada Midoobay ayaa cunoqabateen kusoo rogay Kuuriyada Waqooyi, arrintaani ayaa jawaab u ah markii Kuuriyada Waqooyi ay si is xig-xigtay ay u tijaabisay Gantaallo. Cunoqabateyntaan ayaa sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqorka Morocco Oo Ku Gacan Seyray Ka Qeybgalka Shir Madaxeedka Dhaqaalaha Ee Dowladaha Galbeedka Afrika Wasaaradda arrimaha dibadda ee Morocco ayaa sheegtay in boqor Maxamed Al-saadis uusan ka qeyb gali doonin shir-madaxeedka 51-aad ee ganacsiga dowladaha galbeedka qaaradda Africa. Shirkaani ayaa waxa uu ka dhici…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: Wasiirka Amniga Puntland Oo Goobjoog Uga Warammay Amniga Guud Ee Puntland, Howlgallada Socda iyo Arrimo Kale Cabdi Xirsi Cali Qarjab, wasiirka amniga maamulka Puntland oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan amniga deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo, howlgallada ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlayo Arrimo Amniga Uu Kamid Yahay Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankooda Todobaadlaha ahaa ee ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa looga hadlay arrimo badan oo amniga uu kamid yahay, waxaana shir guddoominayey Ra’iisul wasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Maxay Caqabadaha Shaqo Ee Hortaagan Guddiga Madaxa Bannaan Ee Dib u Eegista Dastuurka? Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ah guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka oo goobjoog wareysi siiyay ayaa waxa uu ka hadlay wax yaabaha hortaagan in guddiga uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Kun Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Kusoo Ritay Burco, Togdheer In ka badan Kun qof ayaa xanuunka shuban biyoodka uu ku soo ritey degmada Burco ee gobolka Togdheer. Dadka uu xannuunka soo ritey oo aad u badan ayaa lagu dabiibayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Ka Dalbaday Xildhibaannada Galmudug Iney Tirokoob Ku Sameeyaan Dadka Abaartu Saameysay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa ka dalbaday xildhibaannada maamulkiisa inay soo tira koobaan dadka ay abaaruhu saameeyeen deegaannada Galmudug. Xaaf ayaa sheegay in ay muhiim tahay in…