1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Kamid Ah Ergadii Soo Doortay Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Lagu Dilay Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho waxay ku dileen mid kamid ah ergadii xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya kusoo xulay magaalada Baydhabo ee xarunta…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Goobjoog News Oo La Kulantay Guddi Qiimeynta Xabsiga Dhexe, Taliska Ciidamada Asluubta Iyo Taliyaha Xabsiga Dhexe Goobjoog News oo ka duuleysa wal-walka la sheegay in uu madaxweyne Farmaajo ka heysto xaladda maxabiista xabsiga dhexe iyo magacaabistii guddi qiimeyn ayaa kulan gaar ah la yeelatay guddiga Taliye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Digniin u Dirtay Milkiilayaasha Guryaha Iyo Gaadiidka Maamulka Puntland ayaa digniin u diray dadka leh guryaha iyo gaadiidka, isaga oo uga digey in Al-shabaab ay gaadiidkooda ku qaadaan guryahoodana dejiyaan. Wuxuu sheegay wasiirka in ay la wareegi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre “Waan la soconaa dhibaatooyinka ay la kulmaan haweeenka Soomaaliyeed” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in haweenka Soomaaliyeed ay la kulmaan dhibaatooyin badan, iyaguna looga baahan yahay iney is abaabulaan si looga hortago wax walbo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: Faah Faahin Laga Bixiyey Sarkaal Al-shabaab Ah Oo Isku Dhiibay Dowladda Xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee gobolka Hiiraan, Maxamed C/qaadir Maxamed ayaa Goobjoog News, wuxuu faah faahin dheeraad ah ka siiyey sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab iskuna dhiibay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeer Ku Tagey Xarunta Iyo Akademiyada Booliiska Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la qaatey qaar kamid ah Haweenka Soomaaliyeed, wuxuuna kala hadley qaabkii la iskaga kaashan lahaa shaqada dalka ka socto haweenkuna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Oo La Kulmay Guddiga Arrimaha Badda Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa la kulmay Guddiga Arrimaha Badaha, waxana warbixino ku saabsan xaaladda aminiga, kheyraadka iyo maamulka Badda laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Ruux Oo Ku Geeriyootey Shil Ka Dhacay Degmada Kaxda Wararka ka imaanaya degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay shil gaari oo sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Siyaad Axmed Maxamed oo kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: Magacyada Guddiga Qiimeynta Maxaabiista Goobjoog News ayaa u suurtagashay iney hesho magacyada xubnaha guddiga qiimeynta maxaabiista ee uu magacaabay madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo. Xubnahan ayaa dhammaantood ah sharci yaqaanno, iyo quburo, waxaana ay qiimeyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Garasbaalley Oo Dhaliilay Maamulka Gobolka Banaadir Maamulka deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu ka gaabiyey caawinta qoysaskii kasoo barakacay abaarta dalka ka jirta ee ku sugan deegaankaasi. Guddoomiyaha deegaankaasi…