1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Shuban Biyoodka Oo Carruur Kusoo Ritey Deegaanka Budbud Ee Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya deegaanka Budbud ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dillaacay cudurka shuban biyoodka, kaasi oo saameeyay dadka deegaanka. Maxamuud Cali oo kamid ah dadka deegaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Cirfiid Oo Kormeeray Ciidanka Xoogga Dalka Ee Qeybta 21-aad Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan taliyaha qeybta 21-aad iyo saraakiil kale ayaa maanta kormeer ku sameeyey xeryaha ay ciidanka xoogga dalka ku leeyihiin degmada Cadaado ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Dhallinyaro Shaqo Abuur Ka Dhigtay Kalluumeysiga (Maqal) Dhallinyarada ku dhaqan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa waxay shaqo abuur ka dhigteen kalluumeysiga, iyadoo dhallinyaro badan ay shaqadan ku biireen. Qaar kamid ah dhallinyaradan oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Sheegay Iney Hantidooda Ku Baaba’day Dagaalladii Ka Dhacay Goofgaduud, Baay Qaar kamid ah qoysaskii kasoo barakacay deegaanka Goofgaduud Shabeellow ee gobolka Baay ayaa sheegay in hanti badan oo ay lahaayeen ay halkaasi ku waayeen, kadib dagaallo kusoo noqnoqday deegaankaasi. Dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Faah Faahin Laga Helay Diyaaraddii Ku Dhacday Garoonka Aadan Cadde Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarad maanta ku dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, taasi oo ahayd kuwa yar yar ee loo yaqaan Jet. Diyaaraddan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Ku Dagaallamay Degmada Wadajir, Muqdisho Dagaal u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow wuxuu ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Wararku waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarada Kusoo Dhacday Garoonka Aadan Cadde Ee Muqdisho Wararka naga soo garaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay goor dhow kusoo dhacday diyaarad nooca yar yar ee loo yaqaan Jet, taasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Kaxda Oo Sheegay Iney Gacanta Ku Hayaan Askari Dhaawacay Sddex Ruux Oo Barakacayaal Ah Maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa sheegay iney gacanta kusoo dhigen askari ka tirsan ciidanka dowladda, kaasi oo gelinkii dambe ee shalay Saddex ruux ku dhaawacay degmadaasi. Guddoomiyaha Kaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Puntland Oo Sheegy Iney Ka Shaqeyn Doonaan Deris Wanaagga Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay iney ka shaqeyn doonan deris wanaagga, nabadda iyo wadashaqeyn dhexmarta Labada dhinac. Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in mamulkiisa diyaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Galmudug Ugu Baaqday In Wadahadal La Furaan Ahlu-sunna Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqay maamulka Galmudug in sida ugu dhaqsiyaha badan ay wadahadal ula furaan maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobollada dhexe si loo xaliyo tabashadooda. Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed…