1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Cadaado Iyo Caleema Saarka Oo Bilowday Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow waxay gaareen magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa lagu soo dhoweeyay garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaasha Puntland Iyo Jubbaland Oo Lagu Soo Dhoweeyay Cadaado Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in goor dhow halkaasi ay gaareen madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Galmudug, iyadoo si weyn loo soo dhoweeyay. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Barakacayaal Codsaday Gurmad Gargaar Qoysaska ka soo barakacay Abaaraha kajira dalka ee ku sugan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa xiligaan codsanaya in la gargaaro, maadama ay sheegayaan in aysan heysan cunno ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Cadaado Oo Sheegay Iney Adkeeyeen Amniga Taliska ciidanka Booliiska ee degmada Cadaado ayaa sheegay iney aad u adkeeyeen amniga guud ee degmadaasi, maadaama maanta halkaasi lagu caleema saarayo madaxweynaha Galmudug Axmed Duacaale Geelle Xaaf. Xuseen Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda La Filayo Iney Ka Qeybgalaan Caleema Saarka Xaaf Mas’uuliyiin kala duwan oo ka socda dowladd Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ayaa la filayaa iney maanta ka qeybgalaan munaasabadda caleema saarka madaxweynaha Galmudug. Mas’uuliyiinta la filayo ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Maanta La Caleema Saarayo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ay ka dhacdo xafladda Caleema saarka madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf. Ammaanka magaalada Cadaado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Diiday Heshiiskii Paris Ee Cimilada Aduunka Hoggaamiyeyaasha dowladaha G7-ka ayaa waxay ku guuleysteen inay heshiis sax ah ay ka soo saaraan isbadalka cimilada aduunka. Doladahaan Todobada ah ee hodonka ku ah warshadaha ayayaa waxay sheegeen in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qori Tuur Loo Sameeyay Dugsiyada Sare Ee Ka Qeybgalaya Tartan Aqooneedka Bisha Ramadan Ee Goobjoog Goobjoog Media Group ayaa waxay qabaneysaa tartan aqooneed lagu maamuusayo bisha barakeysan ee Ramadaan. Munaasabadda qori tuurka tartanka ayaa maanta dhacday, waxaana kasoo qeybgalay maamullada dugsiyada sare ee gobolka Banaadir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Qaar Kamid Ah Safiirrada Beesha Caalamka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cai Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Beesha Caalamka oo ujeedadiisu ahaa inuu warbixin ka siiyo xaaladda dalka, isla markaana uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Ka Hadlay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Mudug Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay beello ku dagaallamay deegaanka Balli-busle ee gobolka Mudug, in dagaalladaasi ay ku joojiyaan si shuruud la’aan ah. Gaas ayaa sheegay…