1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga: Muwaadinka Soomaaliyeed Looma Diidi Karo Inuu Maro Waddooyinka Wasaaradda amniga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in muwaadinka Soomaaliyeed aan loo diidi karin inuu maro waddooyinka Muqdisho. Afhayeenka wasaaraddaasi Axmed Maxamuud Maxamed oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Lala Xiriirinayo Al-shabaab Oo Lagu Qabtay Hargeysa Ciidama ammaanka Somaliland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Hargeysa, waxay kusoo qabteen 6 ruux oo lala xiriirinayo iney ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Raggan mid kamid ah waxaa laga qabtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Qof Oo Aano Qabiil Loogu Dilay Mudug 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa deegaanno kamid ah gobolka Mudug aano qabiil loogu dilay 4 ruux oo la sheegay iney ahaayeen shacab. Nabadoon Cali Geelle oo kamid ah waxgaradka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Awdiilne Oo Sheegay Iney Sugeen Amniga Waddo Isku Xirta Deegaankaasi Iyo Baydhabo Maamulka degaanka Awdiinle ee gobolka Baay ayaa sheegay in ay soo hagaagayso xaaladda ammaan ee wadada isku xirta degaankaasi iyo magaalada Baydhabo. Axmed Xuseen oo ah guddoomiyaha deegaankaasi oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Ku Waxyeeloobay Dagaal Dowladda iyo Al-shabaab Ku Dhex Maray Sh. Hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal habeenkii xalay ahaa ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Lambar 50 ee Shabellaha Hoose. Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Sugan Jowhar Oo Ka Cabanaya Afur La’aan Qoysaska barakacayaasha ah ee ku dhaqan magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka cabanaya Afur la’aan, xilli bisha Ramadan ay 2 tahay. Qaar kamid ah dadkan oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Digniin Loo Diray Dadka Iibiya Raashiinka Bisil, Bisha Ramadaanka Maamulka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay in tallaabo adag ay ka qaadi doonaan cid walbo oo maalin cad iibisa raashiinka bisil inta lagu guda jiro bisha Ramadan. Xirsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka K/galbeed Oo Sheegay Iney Adkeynayaan Amniga Inta Lagu Guda Jiro Bisha Ramadan Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in ay waxbadan ka qabanayaan amniga guud ee deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo, si gaar ahna u adkeyn doonaan amniga inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudug: Ciidamada Liyuu Boolis Oo Dilay Dad Shacab Ah Maamulka gobolka Mudug ee Galmudug ayaa ku eedeeyay ciidanka Liyuu Boolis in dad shacab ah ay ku dileen deegaanka Saaxo ee gobolkasi, kuwo kalena ay dhaawaceen. Guddoomiey ku xigeenka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Puntland Oo 5 Ruux Ku Riddey Xukun Dil Ah Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa waxay maanta xukun dil ah ku riidey Shan ruux oo la sheegay iney abaabulayeen qaraxyo ka dhaca deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo. Raggan xukunka…