1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Warbixiyey Sharciga Dowladaha Hoose Ee K/galbeed Xildhibaan C/qaadir C/raxmaan Cali oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka K/galbeed ayaa ka warbixiyey sharciga dowladaha hoose oo dhowaan ay uu meelmariyey baarlamaanka maamulkaasi. Xildhibaanka oo wareysi siiyey Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Sugan Muqdisho Oo Ka Cabanaya Raashiin La’aan Barakacayaasha ku sugan Xerada Daryeel ee degmada Kaxda, magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya raashiin la’aan, halkaasi oo ay ku nool yihiin qoysas aad u badan. Mid kamid ah Barakacayaashan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobadii Ay Ku Heshiiyeen Puntland Iyo Galmudug Qaarkood Oo Fulay Maamulka Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa sheegay in qaar kamid ah qodobadii heshiiska Galmudug iyo Puntland ay fuleen. Ku xigeenka duqa magaalada Gaalkacyo, Cabdiraxmaan Maxamed Axmed ayaa wareysi uu siiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Shacab Dooranaya Maamullada 5 Degmo Shacabka ku dhaqan Shan degmo oo ka tirsan K/galbeed ayaa lagu wadaa iney doortaan hoggaanka maamulkaasi, kadib markii bishii tagtay ay baarlamaanka K/galbeed ansixiyeen in shacabka ay cidda ay doonaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Mahadaay: Ajaaniib Kama Qeybqaadan Dagaalladii Ka Dhacay Duleedka Degmada Maamulka degmada Mahadaay ayaa beeniyay wararka sheegaya in ciidanka dowladda howlgalkii ay ku qabteen degaanno hoostaga degmadaasi ay ku garab siiyeen saraakiil caddaan ah. Guddoomiyaha cusub ee degmada Mahadaay, Cabdullaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Baaq u Direy Dhallinyarada Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo waxa uu ugu baaqay in ka feejignaadaan fikradaha Al-shabaab iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Kasoo Horjeesatay Meelmarinta Xeerka Isgaarsiinta Qaranka Maamulka Puntland ayaa sheegay iney kasoo horjeedaan xeerka Isgaarsiinta qaranka, kaasi oo dhowaan golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay meelmariyeen. Wasiiru dowlaha wasaarada warfaafinta maaamulka Puntland C/fitaax Nuur Axmed Ashkar oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle: Waxaa Bilowday Howlgalka Al-shabaab Looga Saarayo Sh/dhexe Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in gobolka Shabellaha Dhexe uu ka bilowday howlgallo ay sheegeen in gobolkaasi looga sifeynayo Xarakada Al-shabaab. Mahad Xasan Cismaan, wasiirka warfaafinta maamulkaasi oo la hadlay warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Bilaabay Iney Ka Barakacaan Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan deegaanno ku dhow degmada Mahaday ayaa sheegaya in ay barakac bilaabeen qaar kamid ah shacabka ku dhaqan deegaannadaasi. Deegaanka Biyo Cadde oo…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dowladda Oo Ka Hadashay Wixii u Qabsoomay Todobaadkii Tagey Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Ololo dib u…