Dhageyso: Caqabadaha Ay Bulshada Kala Kulmaan Hablaha Loo Geysto Kufsiga Sheeko:Dalka Kufsiga waa fal soo jireen ahaa tan iyo bilowgii ilbaxnimada Soomaalida, iyadoo intiisa badan gaar u ahaa dhulka Miyiga ah, balse burburka dowladdii dhexe kadib, wuxuu falkaasi soo gaaray caasimadda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Helay Qaraxa Saldhigga Degmada Waaberi Qarax loo adeegsaday gaari ayaa maanta ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Sawirro laga soo qaaday goobta qaraxa uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Shir Degdeg Ah Isugu Yeeray Hoggaanka Xasilinta Caasimadda Warar Goobjoog News, ay ka heshay ilo ku dhow xukuumadda Kheyre ayaa waxay sheegayaan in shir degdeg ah la isugu yeeray hogaanka ciidanka xasilinta caasimadda, kadib qarax goor dhow ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Saldhigga Degmada Waaberi Ee Muqdisho Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa islamarkaana uu saarnaa qof naftii hure ah ayaa goor dhow waxaa lagu weeraray saldhigga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Goob jooge ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Cafis u Fidiyey 119 Maxbuus Madaxweynaha maamulka Puntland C/wei Maxamed Cali Gaas ayaa cafis u fidiyey 119 maxbuus oo ku xirnaa xabsiyada Puntland, si ay ula ciidaan ehladooda. Maxaabiista cafiska loo fidiyey ayaa ahaa kuwo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Warsheekh Ee Sh/dhexe Dagala u dhaxeeyay ciidamada Milatariga dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka degmada Warsheekh ayaa goor dhow ka dhacay degmadaasi. Goob jooge ayaa u sheegay Goobjoog News, in Labada dhinac ay rasaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada K/galbeed Iyo Kuwa Itoobiya Oo Howlgallo Ka Wada Buurhakaba Ciidamada maamulka K/galbeed iyo kuwa Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in maanta oo Khamiis ah ay howlgallo ka wadaan degmada Buurhakaba ee gobolka Baay. Ciidamadan ayaa isku gadaamay xaafadaha qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Wasiir Juxa Iyo Waxgaradka Gaalkacyo? Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa, ayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug wuxuu kula kulmay qaar kamid ah waxgaradka magaaladaasi. Kulamadan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Ka Dhaca Gaalkacyo Oo Laga Digey Taliska booliska gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay inay heleen warbixinno sheegaya in Al-shabaab ay qorsheynayaan inay falal amni darro ka geystaan Mudug. Hadalkaan ayaa waxaa sheegay taliyaha qeybta booliska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmaya Dhiggiisa Uganda Wararka ka imaanaya magaalada Kampala ayaa sheegaya inay soconayaan kulamo ay leeyihiin madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Uganda Uweri Mussevani, waxaana kulamadani lagaga hadlayaa ammaanka. Ciidamo badan ayaa…