Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalladii Maanta Ka Dhacay Sh/hoose Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay aroortii waxay weerar ku qaadeen deegaanno kamid ah gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Xarakada Al-shabaab. Ciidamada ayaa la… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Maleeshiyaad u Abaabulan Qaab Beeleed Oo Ku Dagaallamay Mahadaay, Sh/dhexe Dagaal u dhaxeyay Labo maleeshiyo oo u abaabulan qaab beeleed ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha dhexe, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Ciidamo Dheeraad Ah Geysay Galgala, Bari Wararka ka imaanaya gobolka Bari, gaar ahaan buuraleyda Galgala ayaa ku waramaya in maamulka Puntland uu halkaasi geeyay ciidamo badan kuwaasi oo maanta lagu daabulayey halkaasi illaa gabal dhacii. Wararku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa u Qabsoomay Wasaaradda Dastuurka Labadii Bil Ee Lasoo Dhaafay? Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay waxqabadkeedii labadii bil ee la soo dhaafay ee April iyo May, Wasiir Cabdi Xoosh oo saxaafadda xafiiskiisa kula hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa maanta ka dhacay deegaanno kamid ah gobolka Shabellaha Hoose. Deegaanka Bariirre waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Ku Baaqday In Laga Baxo Guryaha Ciidanka Xoogga Dalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in dadka shacabka ah ee deggan guryaha xoogga dalka ay sida ugu dhaqsiyaha badan uga baxaan. Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada iyo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dowladda Oo Ka Warbixisay Waxqabadkeeda Todobaadkii Tagey Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Golaha Wasiirada oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Amarro Lagu Soo Rogay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeyo Gaas Axmed Maxamed Jimcaale, ayaa ku dhowaaqay amarro ku aadan amniga Muqdisho, laguna soo rogay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Waxa uu sheegay taliyaha in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Faroole Oo Sheegay In La Dayacay Ciidankii Puntland Looga Dilay Dagaalkii Af Urur Senator C/raxmaan Sheekh Maxamuud Maxamed Faroole oo mar soo noqday madaxweynaha maamulka Puntland ayaa si kulul wuxuu uga hadlay dagaal dhowaan ciidamada Puntland iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Af…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Sanbaloolshe “Cid Loogu Dulqaadanayo Inuu Qashqashaado Howlaha Amniga Ma Jirto” Taliyaha NISA C/laahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa sheegay in la xoojin doono howlgallada ay ciidamada xilinta ka wadaan magaalada Muqdisho. Sanbaloolshe ayaa sheegay in aanu jiri doonin cid looga gamban…