Weerar Ka Dhacay Magaalada London Sheeko:Dalka Magaalada London ee caasimadda waddanka Ingiriiska waxaa ka dhacay weerar loo adeegsaday mindiyo booliska waxa ay sheegeen inay dileen 6 qof oo ay ku jiraan saddex qof oo weerarka soo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Dad Ay Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Afgaanistaan Ugu yaraan 20 ayaa ku dhimatay Saddex qarax oo is xig-xiga kuwaas oo ka dhacay magaalada Kapuul ee caasimadda Afghaanistaan. qaraxyadaan ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacantay 100 qof. Qaraxyadaan…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka 100-kii Maalmood ee Ugu Horeeyay ee Farmaajo: Qiimeyn 100-kii maalmood ee ugu horreysay ee uu talada dalka hayay, Madaxweyne Farmaajo wuxuu galay 10 safar, isagoo booqday 9 dal, wuxuuna dalka ka maqnaa 26 maalmood, taas oo celclis ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Ku Dhacday Garbahaarey, Gedo Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ku dhacday diyaarad u rarneyd hay’adda WFP, xilli ay damacsaneyd iney degto. Diyaaraddan ayaa la sheegay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Yariisow Oo Ka Warbixiyey Wixii u Qabsoomay DFS, Todobaadkii Tagey Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Madaxweynaha oo guddi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda IGAD oo Kulan Degdeg Ah Ku Yeelanaya Addis Ababa Madaxda urur goboleedka IGAD ayaa lagu wadaa in 12-ka bishan ay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku yeeshaan kulan degdeg ah, kaasi oo looga hadli doono arrimaha ku aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowlada Oo Fashiliyey Qaraxyo Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah waxay fashiliyeen Laba qarax oo lasoo dhigay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Wararka waxay sheegayaan in xaafadda 21 October lasoo dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Kasoo Barakacay Dagaallada Sh/hoose Oo Soo Gaaray Garasbaaley Qoysasy hor leh oo kasoo barakacay dagaallada kusoo noqnoqday gobolka Shabellaha Hoose, una dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab ayaa soo gaaray deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho. In ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: Milkiilaha Gaarigii Siday Walxaha Qarxa Ee Lagu Qabtay Boosaaso Oo Dalbaday In La Siiyo Gaarigiisa Ganacsade Xaaji Cali Macow oo ah milkiilaha gaariga dhowaan ay ciidamada Puntland ku qabteen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasi oo laga dhex helay walxaha qarxa ayaa wareysi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Burco: Dad Hor Leh Oo Uu Soo Ritey Cudurka Shuban Biyoodka Waxaa sii kordhay tirada dadka ee uu soo ritey cudurka shuban biyoodka, magaalada Burco, iyadoo lasoo sheegayo in hadda uu cudurkaan soo ritey dad hor leh oo markii hore caafimaad…