Galmudug: Doorashada Kadib Wadahadalka Ahlu-sunna Ayaa Dib u Bilaabanaya Sheeko:Dalka Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo ay wehliyaan wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan maamulka Galmudug ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Cadaaddo kadib markii maalmihii ugu dambeeyay… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda SIMAD Oo Qabatay Shirweynihii Labaad Ee Dhaqaalaha, Siyaasadda Guud iyo Maamulka Jaamacadda SIMAD ayaa soo abaabushay shirweynihii Labaad ee dhaqaalaha iyo siyaasadda guud iyo horumarinta maamulka (CEPAD2017). Shirweynaha oo la qabtay Arbacadii 27, April, 2017, waxaa ka soo qeybgalay maamulka sare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 30 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Gadoon, Galgaduud Maamulka deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in cudurka shuban biyoodka ay deegaankaasi ugu dhinteen dad ka badan 30 qof oo dad waaweyn iyo carruur isugu jirta. Guddoomiyaha deegaankaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Hor Yimid Dib u Dhigista Doorashada Galmudug Nabadoon Yaasiin Gaani oo ag Afhayeenka odoyaasha dhaqanka ee Mudug ayaa sheegay iney aad uga xumaadeen in dib loo dhigo doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Afhayeenka ayaa sheegay in ka waxgarad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Maxay Sababta Dib Loogu Dhigay Doorashada Madaxweynaha Ee Galmudug? Guddiga doorashada maamulka Galmudug ayaa maalintii shalay ahayd ku dhowaaqay in dib loo dhigay doorashada madaxweynaha maamulkaasi, taa oo lagu waday iney dhacdo 30-ka bishan April. Wasiir ku xigeenka wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Maxkamadda Ciidamada Oo Xukuntay Saddex Ruux Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta gobolka Hiiraan ayaa xukunno kala duwan ku riddey Saddex dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay iney geysteen falal burcadnimo ah, kuwaasi oo lagu soo qabtay howlgal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Oo Lagu Dagaallamay Wararka saakay oo Axad ah ka imaanaya Tuulada Jameeca Misre ee shabellaha dhexe ayaa waxay sheegayaan in xaaladda ay tahay mid deggan, kadib markii shalay halkaasi ay ka dhaceen dagaallo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Dastuurka Oo Kulan Wadatashi Ah La Yeelatay Haweenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir ku saabsan ololaha geedi socodka dib u eegista Dastuurka la qaadatay haweenka Soomaaliyeed, kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiiro ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 30 Askari Oo Lagu Dilay Syria Ururka Daacish ayaa waxa uu dilay ugu yaraan 30 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Syria kadib markii ay weerar ku qaadeen koofurta magaalada Xalab. Dhanka ciidamada dowladda Syria ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Booliiska Oo Qabtay Rag Kufsaday Gabar 15 Jir Ah Taliska ciidanka Booliiska gobolka Mudug ee Galmudug ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen 5 ruux oo ku eedeysan iney kufsadeen Gabar Soomaaliyeed, waxaana raggaasi lagu xiray xabsiga Gaalkacyo. Taliyaha…