2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Ammar Kusoo Rogay Sarifleyda B/weyne Wasaaradda maaliyadda maamulka Hirshabelle ayaa sheegtay in magaalada B/weyne aan la keeni karin lacago kaash ah oo ka yimaada gobollada dhexe iyo gobolka Bari, kadib isbedal xooggan oo ku yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Sheegay In Dhaqaalo Badan Ku Bixiyaan Difaaca Sacuudiga Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa cambaareeyay heshiiska ay xukuumadda Washington ay la gashay waddanka Sacuudiga, isagoo tilmaamay in Sacuudiga uu heshiiskaas uu ka fiirsanayo danihiisa oo kaliya. Madaxweyne Trump ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Nabadoon Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dileen mid kamid ah nabadoonnada ugu caansan magaaladaasi. Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo War Kasoo Saartay Wadahadallada Galmudug Iyo Ahlu-sunna Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay wadahadallo aan natiijo kasoo bixin oo Muqdisho ku yeesheen Ahlu-sunna iyo Galmudug. Wasaaradda ayaa soo jeedisay 9 qodob…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Sheegtay Iney Xoojineyso Xiriirka Caalamiga Ah Guud ahaan marka laga hadlayo xiriirka caalamiga ah waa xiriir ka dhaxeeya dalalka xorta ah xiriirkaas oo noqon kara mid dhinacyo badan leh sida Siyaasadda, Dhaqaalaha, Ganacsiga bulsho ,Dhaqan, Ammaan,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ku Xoolo Beelay Abaarta Gedo Oo Ay Soo Wajahdey Daruufo Dhanka Nolosha Ah Boqolaal Qoys oo ku xoolo beelay abaarta gobolka Gedo oo Saddexdii Toddobaad ee u dambeysay soo gaaray magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobolkaasi ayaa lagu soo warramayaa in ay wajahayaan xaalad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaraha Oo Mar Kale Shacabka Ku Booriyey Ka Qeybqaadashada Gurmadka Abaaraha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay kulan dhaqaale loogu aruurinayey dadka Soomaaliyeed ee ku dhufteen abaaraha, waxana intii uu socday kulanku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Shirkoodii Maanta Kaga Doodey Afar Qodob (Sawirro) Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Soomaaliya Iyo Turkiya Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Dhanka Horumarinta Iyo Dhaqanka Ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkan Mudane Recep Tayyip Erdogan. Madaxweynaha iyo wafdiga uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan NISA Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa degmada Shibis waxa ay ku dileen sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA. Labo qof oo ku hubeysnaa Bistoolado…