1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobka Xilliga Gu’a Oo Ka Da’ay Deegaanno Ka Tirsan Mudug Deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ayaa lagu soo waramayaa in 24-kii saac ee lasoo dhaafay uu ka da’ay roobka xilliga Gu’a, kaasi oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Mudug: Deegaanno Hor Leh Oo Uu Ka Dilaacay Cudurka Shuban Biyoodka Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan inuu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka, kaasi oo soo ritay dad badan oo isugu jira yar yar iyo waaweyn.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaan Sheegay In Doorashada Madaxweynaha Ku Dhaceyso Waqtigeeda Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in marnaba aan dib loo dhigi doonin doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Xildhibaan Cabdi Xasan Cilmi oo isagoo ku sugan degmada Cadaado la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Wasiir Yariisow Oo Sharaxay Waxyaabaha Looga Hadli Doono Shirka London Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sharaxaad ka bixiyey waxyaabaha looga hadli doono shirka London ee arrimaha Soomaalida, kaasi oo furmi doona bisha soo aadan. Wasiirka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare Kheyre Oo Ka Jawaabay Su’aallo Amniga Dalka Ku Saabsan Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qorshaha amniga sharraxaad ka siiyay guddiga ammaanka ee baarlamaanka kadib kulan ka dhacay Villa Soomaaliya. Ra’iisul wasaare Kheyre iyo sidoo kale wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Afgooye Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, kaasi oo khasaare geystay. Dagaalkan ayaa bilowday kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga Oo Shaqadii Ka Joojisay 9-kun Oo Sarkaal Madaxda amniga dowladda Turkiga ayaa waxay shaqo joojin ku sameeyeen in ka badan 9 kun oo sargaal kuwaas oo lagu eedeeyay inay wadashaqeyn ay laleeyihiin ninka lagu magacaabo Fatxullaahi Gowlan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaaliyadda Soomaalida Ee Turkiga Oo Arrimo Dhowr Ah Kala Hadli Doona Madaxweyne Farmaajo Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Turkiga ayaa sheegtay in madaxweyne Farmaajo oo ku sugan dalkaa ay kala hadli doonaan arrimo badan sidii loo hormarin lahaa Soomaalida dalkaasi ku nool. Mudallib Xaashi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka La Taliyaha Amniga Qaranka Ee Madaxweynaha Oo Faah Faahiyey Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliya War-saxaafadeed: La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xuseen Macalin Maxamud Sh. Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo dhowaan Madasha Qaranka lagu go’aamiyey. Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiinta Madaxweyne Ee Galmudug Oo Looga Yeeray Cadaado Guddiga doorashada Galmudug ayaa muddo 24-saac ah gudaheed uga yeeray degmada Cadaado iney ku yimaadaan dhammaan musharraxiintii isku diiwaangelisay xilka madaxweyne ee maamulkaasi. Mahad Sheekh Cali Cibaar oo ka tirsan…