1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gaalkacyo Oo Dhaliilay Guddiga Abaaraha Ee Galmudug Maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa dhaliil u jeediyey guddiga gurmadka abaraha ee mamulka Galmudug. Xirsi Yuusuf Barre, duqa magaalada Gaalkacyo oo warbaahinta kula hadlay magaaladaasi ayaa sheegay in guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Ciidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Walxaha Qarxa Iyo Raggii Waday Ciidamada ammaanka maamulka Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay Walxaha qarxa iyo sidoo kale Shan nin oo la sheegay in walxahaasi ay wadeen. Taliyaha ciidamada madaxtooyada Puntland C/rashiid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhoweeyay Ankara Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga halkaasi oo lagu soo dhoweeyay. Madaxweynaha ayaa casumaad rasmi ah ka helay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiyaan Ku Qafaalnaa Sool Oo La Badbaadiyay Howgal ay sameeyeen ciidamada Amaanka ee gobolka sool oo uu hor kacayay taliyaga Qaybta Booliiska Ee Gobolkaasi Gaashaanle dhexe Ibraahin Jaamac Daad ayay xoriyaddoodii dib ugu soo celiyeen boqolaalo qof oo Itoobiyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Ruux Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Pakistan Ugu yaraan waxaa ku dhimatay 9 qof, halka ay ku dhaawacmeen 13 kale qarax ka dhacay waqooyi galbeed ee Pakistaan, qaraxaan mas’uuliyaddiisa wali cidna ma sheegan. Saraakiisha dhanka amniga ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydadka Soomaalidii Bil Kahor Lagu Duqeeyay Yemen Oo Weli La Aasin Iyo Baaq Ay Dirayaan Ehladooda Weli waxaan la aasin meydadka 31 qof oo Soomaaliyeed kuwaasi oo ku dhintey duqeyn ay diyaaradaha isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga la eegteen doon ay saarnaayeen dadkaasi. Meydadka ayaa ku jira…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka: 500 Qof Ayaa Shan Bil U Dhimatay Cudurka Shuban Biyoodka Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Goballada dalka Cudurka shuban biyoodka ay ugu geeriyoodeen 500 ruux muddo Shan bil ah gudaheed. Agaasimaha wasaaraddaasi C/laahi Xaashi oo u waramay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Qaarkood Oo Ku Taliyay In Amniga Dalka Lagu Wareejiyo Ciidanka Soomaaliyeed Shacabka muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan in Ciidamda dowladda Federaalka Soomaaliya ay la wareegaan Ammaanka guud ee dalka haddii uu dhammaado waqtiga joogitaanka Ciidanka AMISOM. Waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Geelle: Doorashada Galmudug Waxay Ku Dhaceysaa Waqtigeeda Guddiga Doorashada Galmudug ayaa sheegay in ay dhammaatay waqtigii loogu talogalay iney wada hadlaan Ahlu-sunna Waljameeca iyo maamulka Galmudug. Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle, Gudoomiyaha Guddigan oo wareysii siiyey Goobjoog News,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Degmada Dhoobley Oo Ka Qeybqaadanaya Gurmadka Abaaraha Taliska Boliiska Degmada Dhoobleey ee Gobalka Jubbada hoose ayaa sheegay in ay wadaan dedaallo loogu gurmanayo dadka Abaaruhu ay ku haystaan degaanno dhowr ah oo degmadaas hoostaga. Heybe Axmed Cabdullaahi,…