Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Ku Fulisay Askari Ka Tirsanaa Booliiska K/galbeed Sheeko:Dalka Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Arbaco ah waxay dil ku fulisay askari ka tirsanaa ciidanka Booliiska Soomaaliya kaasi oo dilay qof shacab ah, Labo kalena dhaawacay. Askariga la… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in diyarado dagaal oo illaa hadda aan la ogeyn dalka laga leeyahay ay duqeyn ka geysteen deegaanno ka tirsan gobolka Gedo. Diyaaradahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Ciidamo Booliis Ah Oo Tabobar Loo Soo Xiray Taliska boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta tababar magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose ugu soo xiray ku dhawaad 200 oo askari, kuwaasi oo tabobar ku qaatay magaaladaasi. Xafladda Xiritaanka tabobarkaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Ku Xirnaa Koonfurta Sudan Oo Laga Soo Dejiyey Muqdisho Safaaradda Soomaaliya ee K/sudan ayaa magaalada Muqdisho waxay keentay dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa dalkaasi. Dhallinyaradan oo tiradooda gaareysay 17 ayaa la sheegay in dalkaasi lagu xiray xilli ay tahriib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Kaamka Badbaado Ee Magaalada Muqdisho Dab xooggan ayaa goor dhow lagu soo waramayaa inuu ka kacay kaamka Badbaado 1, degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku noolaayeen barakacayaal badan. Goob joogayaal ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Loo Magacaabay Guddoomiye Ku Xigeenno Cusub Iyo Xoghaye Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magacaabay guddoomiye ku xigeennada cusub ee maamulka gobolka Banaadir, iyadoo kuwii horena xilka laga qaaday. Waxaa la magacaabay Afar guddoomiye ku xigeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Hirshabelle Oo Eedeeyay Madaxweyne Cosoble Xildhibaan ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay madaxweynaha maamulkaasi Cali C/laahi Cosoble in uusan baarlamaanku horkeenin heshiisyo dhowr ah iyo sidoo kale qorsheyaal socda. Xildhibaan Cumar Maxamed Cumar oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Khaadka Ee Muqdisho Oo Sheegay In Is Faham Ay La Gaareen Dowladda Federaalka Dowladda Soomaaliya iyo ganacsatada Khaadka ayaa isku fahmey in khaadka laga soo dajiyo garoonka Muqdisho, xilli Labadii maalin ee la soo dhaafey uu khaadka ka degayey Jowhar. Cabdi Faarax oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Garbahaarey Oo Dib u Dejin u Sameeyay Qoysas Ku Barakacay Abaaraha Maamulka degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay dib u dejin u sameeyeen qoysas ku xoolo beelay abaaraha, kuwaa oo dhowaan gaaray degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka K/galbeed: Dhowaan Waxaa Dhici Doona Isbedallo Amni Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in dhowaan isbedallo dhanka ammaanka ah ay ka dhici doonaan guud ahaan deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi. Sii haya wasiirka amniga K/galbeed Xasan Xuseen Maxamed oo…