Waxgarad Eedeeyay Maamulka Jalalaqsi Iyo Guddoomiyaha Degmadaasi Oo Ka Jawaab Celiyey Sheeko:Dalka Qaar kamid ah waxgaradka ku dhaqan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa ku eedeeyey maamulka degmadaasi iney gacan bidixeeyeen gurmad raashiin ah oo dhowaan ka timid guddiga abaaraha Hirshabelle. Nabadoon… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: Waa Maxay Ulajeedka Ay Ciidamada Itoobiya Uga Baxeen Ceelbuur Iyo Deegaanno Kale? Ciidamada Itoobiya ayaa dhowaan bilaabay iney ka baxaan deegaanno kamid ah dalka oo markii horeba ay ku sugnaayeen, iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayso qaabka ay ciidamadan u baxayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobka Xilliga Gu’a Oo Ka Curtay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Mudug Roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa lagu soo waramayaa inuu ka da’ay deegaanno ka tirsan gobolka Mudug, halkaasi oo ay ka jirto abaar saameysay dadka iyo duunyada. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Galmudug Oo Baadigoobaya Doon Lagu Soo Qafaashay Xeebaha Mudug Ciidamada maamulka Galmudug ee ku sugan degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa bilaabay howlgallo ay ku baadigoobayaan doon ganacsi oo dhowaan koox burcad badeed ah kusoo qafaasheen xeebaha bari ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Bilaabaya Garoowe Wasiirka wasaaradda amniga ee maamulka Puntland iyo saraakiisha ciidamada ee maamulkaasi ayaa isku raacay in Labo cisho kadib magaalada Garoowe laga bilaabo howlgallo amniga guud lagu xaqiijinayo. Waxaa garoon ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyey beello wada deggan tuulada Jameeca Misre oo kamid ah tuulooyinka hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka dhacay 24-kii saac ee lasoo dhaafay tuuladaasi, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga: Waxaan La Imaanayaa Qorshe Lagu Sugayo Amniga Guud Ee Dalka Wasiirka cusub ee wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow oo maanta xilkaasi la wareegay ayaa sheegay in degdeg wax uga qaban doono amniga guud ee dalka, islamarkaana waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Cadaado Oo Ka Aragti Dhiibtey Ciidamada Itoobiya Ee Ka Baxay Ceelbuur Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka aragti dhiibtey ciidamada Itoobiya ee maalintii shalay ahayd isaga baxay degmada Ceelbuur ee gobolkaasi. Dadkaan qaarkood waxay sheegeen in ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Socda Gobolka Shabellaha Dhexe Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal xooggan oo u dhaxeeya Labo beel oo walaalo ah. Dagaalkan ayaa ka socda Tuulada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Hobyo Oo Ka Warbixiyey Doon Lagu Soo Qafaashay Koonfurta Mudug Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay doon la sheegay in lagu soo qafaashay Koonfurta Mudug, taas oo laga soo qafaashay xeebaha degmada Xarardheere xilli ay ku wajahneyd…