14 Qof Oo Shuban Biyood Ugu Dhintey Degmada Luuq, Gedo Sheeko:Wararka Caafimaadka Inta la xaqiijiyey 14 qof oo 8 ka mid ah ay yahiin Caruur ayaa Cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootey degmada Luuq ee gobolka Gedo iyo qaar ka mid ah Tuulooyinka hoos… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Eyl “Doon Lagu Afduubtay Degmada Ma Jirto” Maamulka demada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay doon kalluumeysi oo la sheegay in maalintii shalay ahayd ay qafaasheen kooxo burcad badeed ah. Guddoomiyaha degmadaasi Muuse…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobka Gu’a Oo Ka Curtay Shabellaha Dhexe Deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe, waxaa gelinkii dambe ee shalay illaa iyo habeenkii xalay ahaa ka da’ay roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada, xilli gobolkaasi ay ka jirto…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Ku Kala Aragti Duwan Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre Xildhibaannoo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku kala aragti duwanaaday xukuumadda uu 21-kii bishan soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Xildhibaan Xasan Ibraahim Qooqane oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Qof Aan Qabiil Ku Fogeynayo Ma Jiri Doono Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya ayaa kulan waxa uu magaalada Nairobi kula qaatay jaaliyadda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaasi. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xaad Oo Ugu Baaqay Baarlamaanka Meel Marinta Xukuumadda Kheyre Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah waxgradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya in ay meel mariyaan golaha wasiirada ee dhowaan uu soo magacaabay Ra’iisul wasaare Xasan Cali…
1 daqiiqo Sheeko:War Xidhibaan Idiris Cabdi: 900 Soomaali Ah Ayaa Ku Xiran Dalka Itoobiya Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ayaa sheegay in xabsiyo ku yaalla gudaha dalka Itoobiya in ay ku xiran yihiin ku dhowaad 900 ruux oo Soomaali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dooni Lagu Afduubtay Xeebaha Degmada Eyl Ee Nugaal Wararka laga helayo xeeebaha gobolka Nugaal ee Puntland ayaa sheegaya in uu ka dhacay afduub loo geystay dooni marysay dhanka degmada Eyl. Doonida oo la sheegay inay tahay mid kalluumeysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Farriin u Diray Xildhibaannada Dhaliilsan Wasiirada Cusub Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa ugu baaqay xildhibaannada golaha shacabka ee dhaliilsan golaha wasiirada cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ineysan degdegin oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Golaha Wasiirada Cusub Oo La Taageeray Kulan ballaaran oo lagu taageerayey golaha wasiirada cusub ee 21-kii bishan uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, waxaana kulankaasi…