SAWIRRO: Ra’iisul Wasaaraha Oo La Kulmay Maamulka Gobolka Banaadir Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Qado Sharafeed ah la qaatay Maamulka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xasan Jimcaale , Haween iyo Xildhibaanada Haweenka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 7 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Baardheere, Gedo Wararka ka imaanaya degmada Bardheere ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in 7 ruux oo 4 kamid ah yihiin carruur ay cudurka shuban biyoodka ugu geeriyoodeen degmadaasi, iyadoo tiro intaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Dowladda Oo Qof Shacab Ah Ku Diley Magaalada Muqdisho Askari ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in uu qof shacab ah ku diley Laami yaraha Zoobe, dhanka degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Goob jooge ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka K/galbeed Oo Sheegay Iney Isku Soo Dhiibeen Rag Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in magaalada Baydhabo ay iska soo dhiibeen rag ka tirsan Xarakada Al-shabaab, gaar ahaan kuwooda ku sugan gobolka Baay. Saraakiil u hadashay ciidamada K/galbeed ayaa si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Shabellaha Dhexe Oo Wadahadalsiinaya Beello Ku Dagaallamay Degmada Cadalle Maamulka gobolka Shabellaha dhexe ayaa maanta oo Isniin ah waxa uu wada hadal u furayaa Labo beel oo dhowaan ku dagaallamay degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha Dhexe. Guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Guurtida Somaliland Oo Kordhiyey Waqtigii Doorashooyinka Golaha guurtida ee maamulka Somaliland ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Hargeysa ee gobolka Waqooyi galbeed, waxay ku go’aamiyeen waqtiga ay dhici doonto doorashada madaxweynaha, golaha wakiilada iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka B/xaawo: Nabad Sugidda Oo Gacanta Ku Dhigay Rag La Sheegay Iney Ka Mid Yihiin Al-shabaab Ciidamada Nabad sugidda Jubbaland ee degmada B/xaawo ayaa gacanta ku dhigay Labo nin oo la sheegay iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab, waxayna soo bandhigeen Labadaasi nin iyo bistoolooyin la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada Bulshada Rayidka Ee K/galbeed: Dad Ka Badan 300 Ayaa Abaar Iyo Cudurro u Geeriyooday Ururrada bulshada Rayidka ee gobollada Koonfur Galbeed ayaa sheegay in degaannada gobolladaasi ay abaarro iyo xanuunno ay ugu dhinteen dad ka badan 300 oo qruux. Guddoomiye ku xigeenka hay’adda ururada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Ruux Oo Ku Geeriyootey Shil Gaari Oo Ka Dhacay Muqdisho Shil gaari oo sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay ka dhacay wadada 21-ka October ee magaalada Muqdisho. Gaari nooca xamuulka qaada ah iyo sidoo kale gaaaro NOHA…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Degmada Cadaado Oo u Gadoodey Mushaar La’aan Taliska ciidamada Booliska Degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Ciidamo Gadoodsan ay xirteen saldhigga Booliska ee Degmadaasi. Taliye Ku Xigeenka Booliska Degmada Cadaado Dhame Cumar macallin Cali oo…