Taariikh Nololeedka La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya Sheeko:Dalka Xuseen Macalin Maxamuud Sh. Cali waxaa 16kii Feberaayo 2017 loo magacaabay Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. 3dii sano ee ugu danbeysey Xuseen waxaa uu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Dhaliilay Guddiga Abaaraha Ee Galmudug Kulan ay isugu yimaadeen Odyaal dhaqameed iyo waxgarad kasoo jeeda deegaannada bari ee gobolka Mudug ayaa lagu eedeeyey guddiga abaaraha maamulka Galmudug. Waxay waxgaradkani ku eedeeyeen guddigan ineysan weli deegaannadooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: 123 Kiis Kufsi Ah Oo Sanad Gudahiis Dhacay Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamed Xasan Aw Cismaan ayaa ka hadlay tacadiyadii ugu dambeeyey ee dhanka Kufsiga, kuwaa oo ka dhacay deegaannada maamulkaasi uu ka arrimiyo. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaweyne Farmaajo Oo Mareykanka Ka Codsaday Xoojinta Taageeradooda Soomaaliya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo danjiraha dalka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa kulan ay ku yeesheen Jimcihii magaalada Muqdisho, waxaa looga hadlay arrimo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Pakistan: Waxaan Dilnay 100 Qof Oo Argagaxiso Ah Ciidamada wadanka Pakistaan ayaa waxay sheegeen inay dileen 100 qof oo ay ku tilmaameen inay yihiin xagjiriin dilkaan ayaa waxa uu dhacay xilli ay ciidamda ay hawlgallo ay ka wadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo B/weyne Ka Bilaabay Dhismaha Waddooyin Muhiim Ah Maamulka gobolka Hiiraan ayaa gudaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolkaasi ka bilaabay dhismaha waddooyin muhiim ah oo dhexmara magaaladaasi. Duqa degmada B/weyne Cumar Aadan Ibraahim oo u waramay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Wasiir Ka Horyimid Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey Wasiirka diinta iyo awqaafta maamulka Koonfur Kalbeed Macalin Axmed Maxamed ayaa ka horyimid xil ka qaadis madaxwayanaha maamulkaasi uu kusameyay. Mudanahan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in aysan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo Oo La Wareegay Villa Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah xilka uga la wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud keddib xaflad si heer sare ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Madaafiic Maanta Ku soo Dhacday Degmada Warta Nabadda Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa madaafiic maanta kusoo dhacday xaafado ka tirsan degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqisho, kuwaasi oo khasaare kala duwan geystay. Inta la xaqiijiyey Labo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Ku Soo Dhacday Degmada Warta Nabadda Ee Muqdisho Madaafiic lagu sheegay Hoobiyeyaal ayaa goor dhow kusoo dhacay xaafado ka tirsan degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Mar qura ayaa la maqlay qaraxa ay sameeyeen illaa Shan madfac oo…