Magacyada 22-ka Musharrax Ee uTaagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya Sheeko:Dalka Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee dalkaan hoggaamin doona Afarta Sano ee soo socota. Xilka madaxweyne waxaa markii hore… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Duleedka Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in saakay ay howlgallo ka wadaan inta u dhaxeysa deegaannada Sarkuusta iyo Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho, kaasi oo amniga lagu sugayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabley Weerartay Hoteel Ku Yaalla Magaalada Boosaaso Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen hoteel ku yaalla magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Hoteelka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Madaxweynaha Oo Maanta Ka Dhacaysa Muqdisho Maanta oo ay ku beegan tahay 8-da February 2017, xildhibaannada baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa waxay dooran doonaan madaxweynaha dalka hoggaamin doona 4-ta sano ee soo socota. 22 musharrax madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Dheeraad Ah Oo Lagu Arkayo Waddooyinka Muqdisho Maanta oo Arbaco ah waxaa magaalada Muqdisho lagu arkyaa ciidamo badan oo loogu talogalay iney sugaan amniga guud ee Muqdisho, kuwaasi oo ku sugan laamiyada magaalada. Ciidamadan ayaa adkeynaya ammarkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Madaafiic Xalay Kusoo Dhacday Xaafado Ka Tirsan Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helaya madaafiic habeenkii xalay ahaa kusoo dhacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Madaafiicdan ayaa lasoo sheegayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Sh/dhexe Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab uu ka socdo duleedka degmada Mahadaay ee gobolkaasi. Dagaalkaan ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Faroole Oo Ka Tanaasulay Musharraxnimadiisa Madaxweyne Senator C/raxmaan Faroole oo kamid ahaa musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow oo maanta ah ku dhowaaqay inuu ka tanaasulay ka qeybgalka tartanka doorashada madaxweynaha. Faroole ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Fasaxday Shaqaalaheeda Iyo Kuwa Gaarka Ah Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee dowladda Federaalka ayaa sheegtay in Maanta oo Talaado ah iyo Berri oo Arbaco ah ay fasax yihiin shaqaalaha dowladda iyo sidoo kale kuwa gaarka ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Hoose Oo Gaadiid Usoo Dirtey Dadka Ka Dhoofaya Muqdisho Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta gaadiid nooca dadweynaha ah usoo dirtay dadka doonaya iney ka dhoofaan magaalada Muqdisho oo waddooyinka ay ku xirmeen. Wadada Makka Al-mukarrama iyo waddooyin kale…