Dad Ku Sumoobay Caano Ay Cabeen, Duleedka Degmada Cadaado Ee Galgaduud Sheeko:Wararka Caafimaadka Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa xaaladda caafimaad ee dad ku sumoobay caano ay cabeen deegaanka Qaradhi oo qiyaastii 15-km dhanka Galbeed kaga beegan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Inta… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgooye: Dhallinyarada Ka Shaqeysta Mooto Bajaajta Oo Cabasho Ka Ah Ciidanka Dowladda Dhallinyarada ku shaqeysta Mootooyinka Bajaajta ayaa walaac ka muujiyey dhibaatooyin ay sheegeen iney ku qabaan ciidamada dowladda ee ku sugan degmada Afgooye, kadib markii ay sheegeen in loo diidey iney…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Oo Bedalay Halka Lagu Qabanayo Doorashada Madaxweynaha Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa sheegay in isbedal lagu sameynayo xaruntii lagu qaban lahaa doorashada madaxweynaha, kadib qiimeyn ay sameeyeen guddigooda. Guddoomiyaha guddigaasi C/raxmaan Ducaale Bayle oo u waramay VOA ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudbadaha Musharraxiinta Madaxweyne Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo dhageysiga khudbadaha musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxayna xilhibaannada dhageysan doonaan 8-da musharrax ee ugu dambeysa. Waxaa horey u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Nuux Oo Kamid Noqday Xildhibaannada Golaha Shacabka Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/laahi Xasan Nuux ayaa maanta ku guuleystay kursiga beesha Jidle ee golaha shacabka kadib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho. Kursigan ayaa kamid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax Ka Tanaasulay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Mid kamid ah musharraxiintii u taagnaa xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dhowaaqay inuu ka tanaasulay tartanka doorashada. Musharrax Cabdullaahi Cali Xasan ayaa qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebook, waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Ku Xiran Dalka India Oo Fariin Usoo Direy Madaxda Dowladda Federaalka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran dalka India ayaa weli waxay ka cabanayaan dhibaatooyin badan oo ku haysta halkaasi, iyaga oo rajo xumo ka muujiyey in si degdeg ah ku helaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska B/weyne Oo Ka Warbixiyey Howlagllo Ay Sameeyeen Taliska ciidamada Booliiska magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgal ay ka sameeyeen magaaladaasi. Korneel Isaaq Cali Cabdulle, taliyaha qeybta Booliiska ee B/weyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magacyada Sideedda Musharrax Ee Maanta Jeedinaya Khudbadahooda Maanta oo Sabti ah waxaa lagu wadaa in xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ay khudbado ka dhageystaan 8 musharrax kale oo kamid ah 24-ka musharrax ee u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya. Musharraxiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Wadada Via Balcad Ee Muqdisho Qarax khasaare geystay ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay wadada Via Balcad ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ahaa qarax ka dhex dhacay gaari nooca raaxada ah. Goob joogayaal ku…