Maamulka Mahadaay: Itoobiya Ayaa Xiratey Biyahii Wabiga Shabelle Sheeko:Dalka Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe oo ka hadlayey biyo yaraanta Wabiga Shabelle ayaa sheegay in sababta ugu weyn ay tahay Itoobiya oo biyahii ka xiratay Soomaaliya. Guddoomiyaha degmadaasi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay Iney Dishey 70 Ka Tirsan Dagaalyahannada Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisey weerar ay Xarakada Al-shabaab Jimcihii shalay ku qaadeen saldhig ay ciidankooda ku leeyihiin deegaanka Kulbiyo ee gobolka Jubada Hoose. War qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay B/weyne Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo ka dhacay duleedka magaalada Baaladweyne, kaasi oo la sheegay inuu ahaa Miino nooca dhulka lagu aaso. Qaraxan ayaa habeenkii xalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD Oo Ka Hadashay Weerarada Al-shabaab Ka Geystaan Muqdisho Urur Goboleedka IGAD ayaa ka hadlay weerarada ay Al-shabaab ka geystaan magaalada Muqdisho, gaar ahaan qarraxyada oo waxyeello badan u geysta shacabka aan waxbo galabsan. Qoraal kasoo baxay ururka IGAD…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Ku Geeriyoodey Dagaal Ka Dhacay Baardheere Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi saakay dagaal uu ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamad Kenya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya J/hoose Ciidamada Al-shabaab ayaa saakay aroortii waxa ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin Degaanka Kulbiyow oo katirsan Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalka ka dhacay Kulbiyow ayaa ahaa mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diiwaangelinta Musharraxiinta Madaxweynaha Oo Maanta Bilaabatay Maanta oo Khamiis ah waxaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga bilaabatay diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya 4-ta sano ee soo aadan. Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa u xaqiijiyey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Daanyeerro Abaarsaday Oo Bilaabay Cunista Xoolaha Nool, Gobolka Sool Dadka reer Miyiga ah ee gobolka Sool ayaa bilaabay iney iska difaacaan Danyeero abaarsaday oo weeraraya xoolaha nool sida Ariga iyo Geella yar yar ee Nirgaha ah, waxayna sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Cambaareysay Weerarkii Shalay Ee Hotelka Dayax Qaramada Midoobey ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii Arbacadii shalay ay Al-shabaab ku qaadeen hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo khasaare kala duwan ay ka dhalatay. Joseph Contreras oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Injineer Camey: Cadaaladda Ayaa La Horkeenayaa Dhallinyaradii Kufsiga Ka Geystay Goldogob Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Camey ayaa sheegay in cadaaladda ay horgeyn doonaan dhallinyaradii Kufsiga ka geystay degmada Goldogob ee gobolka Mudug. Waxa uu sheegay Mr. Camey in…