Kulan Looga Hadlayey Amniga Oo Ka Dhacay B/weyne Sheeko:Dalka Kulan looga hadlayey amniga guud ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayna wada yeesheen guddoomiyaha cusub ee maamulka magaaladaasi Maxamed Ibraahim Food Cadde, laamaha amniga iyo guddoomiye waaxeedyada B/weyne… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Ka Qeybqaadanaya Gurmadka Abaaraha Dalka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in isaga iyo shaqaalaha Dowladda Hoose oo is kaashanaya ay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada gurmad loo fidiyo …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Goobo Hor Leh Oo Loo Diyaariyey Qaxootiga Kasoo Laabanayaa Kenya Maamulka Jubbaland iyo Guddiga Dib u Dajinta qaxootiga ka soo laabanaya Kenya ayaa sheegay in ay diyaariyeen Goobo hor leh oo dadkaasi la dajiyo. Guddomiye ku xigeeenka guddiga qaxootiga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Askari Lagu Dilay Degmada Dharkeenley Ee Muqdisho Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay askari ka tirsan ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya dil ugu geysteen degmada Dharkeenley ee gobolka banaadir . Kooxda dilka geystay ayaa goobta ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Ka Digey Weerarro Al-Shabaab Ka Geystaan Kenya Dowladda Mareykanka ayaa uga digtey dowladda Kenya weeraro ay Xarakada Al-shabaab ka geystaan magaalooyin ka tirsan dalkaasi. Maraykanka ayaa sheegay in ay jirto cabsi weyn oo ku aadan in Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka EU Oo Baaq u Dirtey Xildhibaannada Golaha Shacabka Midowga Yurub ayaa hadal kasoo saarey doorashadii guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya iyo ku xigeennadiisa ee dhowaan ka dhacday magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay ururkasi ayaa lagu ammaanay dedaalka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Hiiraan Oo Ka Aragti Dhiibtey Doorashadii Guddoonka Golaha Shacabka Shacabka ku dhaqan gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka arati dhiibtey doorashadii guddoonka golaha shacabka oo 11 iyo 12-kii bishan ka dhacday magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Guuleed Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey Wasiirkii Arrimaha Gudaha Galmudug Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa xil ka qaadis ku sameeyey wasiirkii arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee maamulkiisa Jaamac Xasan Salaad. Wareegto uu soo saarey madaxweynaha ayuu ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabaddoon Xaad “50 Nin Ma Burburin Karto Galmudug” Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ah guddoomiyaha Odoyaasha dhaqanka ee beelaha hawiye ayaa sheegay in aysan burburin karin nidaamka Galmudug tiro xildhibaanno ah oo uu sheegay in dano gaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Xareed Cali Xareed: Waxaan Diyaarineynaa Guddiga Doorashada Galmudug Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed oo wareysi siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in ay diyaarinayaa guddi doorasho madaxweyne. Waxa uu sheegay Xareed in tillaabadii shalay…