Washington Oo Sheegaty iney Turkiga Ka Taageereyso la dagaalanka Argagixisada Sheeko:Dalka Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa saakay warbixin uu kasoo saaray Aqalka cad waxa uu sheegay in Washington ay Turkiga ay ku gacansiineyso sidii ay ula dagaallami lahaayeen waxa loogu… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed Oo Raadineysa Xuquuqda Dadka La Hayb Sooco Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlayey sidii ay xuquuqdooda u heli lahaayeen dadka la hayb sooco iyo sidoo kale dadka la sheego…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Xildhibaan Oo Maanta Lagu Dooranayo Muqdisho Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada 3 xildhibaan oo aqalka hoose, islamarkaana ah beelaha dega gobollada waqooyi (Somaliland). Xubnaha tartamaya waxaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 35 Qof Oo Ku Geeriyootay Weerar Ka Dhacay Dalka Turkiga Weerar ka dhacay magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga ayaa waxaa ku dhimatay ugu yaraan 35 qof, waxaana ku dhaawacantay 40 kale ka dib markii qof hubeysan uu weerar uu ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Reer Guuraa u Naq Raacay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Bari Qoysas badan oo ka hayaamay abaaraha ka jira deegaanno ka tirsan Puntland, Somaliland, iyo gobollada dhexe ee dalka ayaa isugu tagey deegaanno ka tirsan gobolka Bari, halkaasi oo dhowaan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Warkii Ugu Horreeyey Ee Talefeshinka Goobjoog Talefeshinka Goobjoog oo dhowaan hawada kusoo biirey ayaa markii ugu horreysay 31-12-2016 baahiyey wararkii dalka, dibadda iyo ciyaaraha. Warka waxaa akhrinaya wariyaheena Aweys Xasan Maxamed, waxaana qodobka ciyaaraha tabinaya wariye…
2 daqiiqo Sheeko:War Senator Abshir Bukhaari Oo Iska Casilay Guddoomiyennimada Goobjoog Media Group Senator Abshir Axmed Maxamed(Bukhaari) ayaa war Saxaadafeed uu soo saaray December 31, 2016-ka ku sheegay in uu iska casilay xilka madaxa ugu sareeya ee Goobjoog Media Group isagoo kaalintiisa ku…
1 daqiiqo Sheeko:War 10 Musharrax Oo Baaq u Direy Baarlamaanka Federaalka Toban Musharrax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen waxay fariin ugu direen guddoonka KMG aqalka hoose ee baarlamaanka iyo sidoo kale xildhibaannada Labada aqal. Qodobada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Ciidan Oo Lagu Dhex Dilay Villa Soomaaliya Askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in uu toogtey taliye ku xigeenkii ciidanka ee xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya Cabdi Qoorgaab. Wararka qaar waxay sheegayaan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Lala Eegtay Kolonyo Uu La Socdey Guddoomiyaha Baydhabo Qarax Miino oo la sheegay iney ahayd mid dhulka lagu aasey ayaa maanta waxaa lala eegtay guddoomiyaha magaalada Baydhabo C/laahi Cali Maxamed Watiin oo socdaal ku tagey deegaanno ku dhow…