Barakacayaasha Ku Sugan Gaalkacyo Oo Baaq u Direy Puntland Iyo Galmudug Sheeko:Dalka Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa baaq nabadeed u direy maamullada Puntland iyo Galmudug oo ciidamo kala taabacsan marar badan ay ku dagaallameen magaaladaasi.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Puntland: Dad Lagu Eedeeyey Faafinta Cudurka HIV AIDS Oo La Qabtey Hay’adda la dagaalanka Cudurka HIV Aids-ka ee Puntland ayaa shaaca ka qaaddey maanta oo Sabti ah in ciidamada ammaanka ee Puntland ay gacanta ku dhigeen dad faafinayey cudurka HIV AIDS.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Jago Sare Looga Magacaabay UNHCR Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Axmed Shire Warsame ayaa loo magacaabay agaasimaha la tacaalidda gurmadka degdegga ah ee hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR. Axmed ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Sheegay In Faraha Uu Ka Baxay Amniga Magaalada Boosaaso Waxgarad iyo siyaasiyiin ku shiray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ka hadlay amniga guud ee magaaladaasi iyo sida lagu sugi karo. Qaar kamid ah waxgaradkii kulankaasi ka hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Afgooye, Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay howlgallo ka wadaan degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, kadib dagaal maalin kahor ka dhacay degmadaasi. Wararka waxay sheegayaan in ciidamada ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Maryan Cariif Oo Ka Hadashay Sababta Loo Xallin La yahay Dagaallada Gaalkacyo Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo kamid ah mudanayaasha aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadashay waxa inta badan soo celceliya dagaallada Gaalkacyo iyo waxa loo heli la yahay nabad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 93 Wariye Oo Caalamka Lagu Dilay Sanadka 2016 Warbixin uu soo saaray ururka caalamiga ah ee u dooda wariyeyaasha ayaa waxa uu sheegay in sanadka maanta ku eg dhammaaday ee 2016 caalamka siyaabo kala duwan loogu dilay 93…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burundi Oo Ku Hanjabtey In Ciidankeeda Kala Baxayso Soomaaliya Dowladda Burundi ayaa ku hanjabtay in ciidankeeda ay degdeg ugala bixi doonto Soomaaliya, kadib markii ay dowladdaasi sheegtay in ciidamadan aysan helin wax mushaar ah muddo bilo ah. Madaxweynaha Burundi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diplomaasiyiinta Mareykanka Oo Aan Laga Eryi Doonin Moscow Madaxweynaha dalka ruushaka Vladimir Putin ayaa sheegay in uusan wadankiisa ka eryeenin diplomaasiyiinta Mareykanka kadib markii uu madaxweynaha Mareykanka Barack Obama uu eryay 35 diplomaasi, kuwass oo Ruushka u fadhiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Xoolo u Dhoofisey Yemen Iyo Cumaan Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dhoofiyey 2,400 (Labo Kun Iyo Afar Boqol) oo Lo ah, kuwaasi oo kusii jeeda dalalka Yemen iyo Cumaan. Dalka Cumaan ayaa loo…