Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ka Hadlay Abaar Ka Jirta Gobolkaasi Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay abaar saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada oo ku dhuftey deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Guddoomiye Gobolkaasi Cali Jeyte oo la hadlay warbaahinta ayaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare u Kac Laga Dareemayo Qiimaha Kalluunka Ee Suuqyada Muqdisho Sare u kac ayaa xilligaan laga dareemayaa qiimaha la kala siisto Kalluunka Suuqayada Muqdisho, kadib markii la sheegay in badda ay ka jiraan dabaylo saameeyey Kalluumeysatii badda kasoo jillaabanayey. Mustaf…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka NUSOJ Oo Baaq u Dirtey Ahlu-sunna Waljameeca Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaaliyeed ee NUSOJ ayaa wax laga xumaado in Ahlu-sunna Waljameeca ay hawada ka saarto Idaacadda Galgaduud xarunteeda degmada Guriceel. Xoghayaha ururkaasi Maxamed Ibraahim Macalimuu oo wareysi siiyey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xal Loo Raadinayo Khilaaf Ka Dhashay Doorahooyinkii Ka Dhacay Baydhabo Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer federaal ayaa sheegay in dedaal ay u geli doonaan xal ka gaarista khilaafka ka dhashay doorashada aqalka hoose ee ka socota Magaaladda Baydhabo. Gudoomiyaha Guddigaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan: Wey Socdaan Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in deegaannada uu ka arrimiyo maamulkiisa ay ka socdaan dagaallada ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab, islamarkaana lasii xoojin doono. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xalinta Colaadda Gaalkacyo Oo Maanta Kulmaya Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kulan ku yeeshaan guddiga isku dhafka ah ee loogu talogalay iney xalliyaan colaadda magaaladaasi. Wararka waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Toyeeglow Ee Bakool Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Koonfur Galbeed iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamad Ku Talla Mareykanka Oo Xukun Ku Riddey Dhallinyaro Kale Oo Soomaaliyeed Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa dhallinyaro kale oo Soomaaliyeed waxa ay ku riddey xakunno kala duwan, kadib markii dhallinyaradaasi lagu eedeeyey iney ku biiri rabeen kooxda Daacish. Dhallinyaradan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Oo Ka Digtey Xaalad Qatar Abaareed Ah Oo Dalka Kusoo Wajahan Hay’adda maareynta Musiibooyinka qaranka ayaa ka hadashay abaaraha ka jira dalka, iyadoo sidoo kale ka digtey in xaaladdu ay kasii darto haddii aanu roob di’in. Madaxa dabagalka iyo kormeerka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Abaaraha Sool Iyo Sanaag Oo Fariin u Direy Maamullada Dalka Ka Jira Guddiga abaaraha gobollada Sool iyo Sanaag ayaa ka hadlay xaaladda abaareed ee ka jirta deegaanno badan oo kamid ah gobolladaasi, iyadoo guddiga uu ku baaqey gurmad degdeg ah. Sheekh Saciid…