Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Galmudug Oo Isku Rasaaseeyay Gaalkacyo Iyo Khasaare Ka Dhashay Sheeko:Dalka Hal qof ayaa ku geeriyooday mid kalena waa uu ku dhaawacmay kadib markii israsaaseyn ay maanta ka dhacday magaalada Gaalkacyo. Ciidamo ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug ayaa la sheegay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Shiray B/weyne Oo Kahor Yimid Shirka Ka Furmi Doona Jowhar Qaar kamid ugaasyada gobalka Hiiraan oo maanta shir ku yeeshay magaalada Baladweyne ayaa ka hadlay hadal shalay uu shaaciyay wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya iyo wakiilka IGAD ee Soomaaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sanaag Dagaal u dhaxeeyay Beello wada dega gobolka Sanaag ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Ceel Lafweyne oo gobolkaasi ka tirsan. Goob joogayaal ku sugan gobolka Sanaag ayaa inoo xaqiijiyey in dagaalkaan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaad Isku Horfadhiyey Gaalkacyo Oo Maanta La Kala Qaadayo Waxaa maanta o Khamiis ah lagu wadaa in la kala qaado maleeshiyo beeleed maalamahan isku horfadhiyay magaalada Gaalkacyo oo ay ka taagneyd xiisad dagaal. Heshiis horudhac ah ayaa laga gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Loo Soo Qabtay Nabadoon Xalay Lagu Dilay Baladweyne Maamulka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyey howlgallo ay ciidamada amniga xalay illaa saakay ka wadeen magaaladaasi, kaasi oo lagu raadinayey dadka ka dambeeyay nabadoon xalay lagu dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Nabadoon Lagu Dilay Magaalada B/weyne Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil fiidkii xalay degmada B/weyne loogu geystay mid ka mid ah Nabadoonada magaaladaasi. Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa degmadaasi ku dilay Nabadoon Cabdi…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Iyo IGAD Oo Ku Dhowaaqay Waqti Uu Dib u Bilaabanayo Shirka Jowhar Dowladda Soomaaliya iyo urur goboleedka IGAD ayaa maanta kulan ku yeeshay Muqdisho. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimaha shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe oo Sabtida lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Horudhac Ah Oo Laga Gaaray Xiisad Ka Jirtay Duleedka Gaalkacyo, Mudug Shir lagu xallinayo khilaafka dhaliyay xiisadda dagaal ee ka taagan maalmahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug dhankeeda galbeed ayaa maanta ka furmay magaaladaasi. Odayaal iyo waxgarad ka kala socda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland: Al-shabaab Waxaa Looga Guuleysan Karaa Midnimo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar ayaa sheegay in waxa kaliya ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ay Al-shabaab uga guuleysan karaan ay tahay midnimo. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Nugaal Ee Puntland Oo Digniin u Diray Somaliland Maamulka gobolkaa Nugaal ee Puntland ayaa digniin u diray maamulka Somaliland oo ay sheegeen in Daandaasi ka wadaan deegaanno maaamulka Puntland ka arrimiyo. Guddoomiyaha gobolkaasi Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo la…