1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Waddo Furis Ah Ka Wada Magaalada Garoowe Maamulka dowladda Hoose ee magaalada Garoowe oo kaashanaya ciidamada amniga ee magaaladaasi ayaa howlgallo waddo furis ah waxay ka billaabeen xaafado badan oo ku yaalla magaaladaasi. Ulajeedka howlgalladaan ayaa ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlyey Dowladaha Hoose Oo Lagu Soo Gabogabeeyay Magaalada Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa lagu soo gabagabeeyay shir Afar maalin socday oo looga hadlay arrimaha dowladaha hoose, iyadoo ay ka qeybgaleen dhammaan maamul goboleedyada dalka ka jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada 2016 Oo Ku Dhawaaqay Xilliga Ay Dhacayaan Doorashooyinka Dalka Guddiga doorashooyinka dadbadan ee 2016 ayaa goor dhow waxa uu ku dhawaaqay xilliga ay dhacayaan doorashooyinka dalka. Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashada dadban Abukaate Cumar Maxamed Cabdulle oo saxaafadda la hadlay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Oo La Kulantay Guddiyada Amniga Qaranka, Doorashooyinka Iyo Xaqiijinta Qoondada Haweenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha Hoggaamiyeyaasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta kulamo la qaatey guddiyo kala duwan oo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa: Ma Aaminsani Inay Fashilantay Arrinta Hiiraan Iyo Sh/dhexe Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa sheegay in aanu jirin wax fashil ah oo ku yimid shirka maamul u sameynta Shabellaha Dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Iyo Kuwa AMISOM (Sawirro) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM. Kulankaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo 200 Qof Ku Qabtay Howlgallo Ay Ka Sameeyeen Boosaaso Ciidamada maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in howlgal ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee gobolka Bari kusoo qabteen dad gaaraya 200 oo qof. Dadkaan ayaa lagu eedeeyay in qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta La Filayo In Lagu Soo Gabagabeeyo Muqdisho Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa sida qorshaha yahay in magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo shirka madasha wadatashiga qaran kaasi oo 5-tii bishan furmay. Shirkan waxaa ka qeybgalaya madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Ma Jirto Cid Qabsatay Garoonka Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa sheegay in waxbo kama jiraan ay tahay in ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ay gaareen garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf ee Magaalada Muqdisho. C/raxmaan Yuusuf Dhagweyne oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Martigelin Doonta Shir Madaxeedka Sanadlaha Ah Ee Wadamada IGAD Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho kadib markii uu magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kaga soo qeybgaley shir madaxeedkii…