1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Boqolaal Haween Ah Oo Dibadbax Ka Dhigaya Magaalada Muqdisho Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho ka billowday dibadbax ballaaran oo ay dhigayaan boqolaal haween ah oo isaga kala yimid dhammaan degmooyinka magaalada Muqdisho. Dibadbaxan oo ay soo qabanqaabiyeen ururada Haweenka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka USAID Oo Ku Dhawaaqday Mashruuc Ay Ku Maalgelinayso Beeraha Iyo Kallumeysiga Soomaaaliya Hay’ada USAID ayaa daaha ka rogtay masharuuca kobcinta ganacsiga, dhaqaalaha, shaqaaleynta iyo hab nololeedka, mashruucan oo socon doonaa muddo 5 sano ah waxaa loo qoondeeyay adduun lacageed oo gaaraya ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kumaandoosta Ee Dowladda Federaalka Oo La Wareegay Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Kumaandoosta sida gaarka ah u tababaran ee Danab ay la wareegeen garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ee C/laahi Yuusuf.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Madaafiic Ku Garaacday Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Baay Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa la sheegay in habeenkii xalay ahaa ay madaafiic ku garaaaceen magaaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kuwaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Madaafiicdaan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Shaki Geliyey In Doorashada 2016 Ku Dhacdo Waqtigii Loogu Talagalay Madaxweynaha maamulkaa Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shaki geliyey in doorashada 2016 ay ku dhacdo waqtigii loogu talagalay xilli madasha wadatashiga qaran ay shir ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Gaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Si Gaar Ah U Eegi Doonaan Ardayda Araga La Ee Wax Ka Barta Iskuulllada Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Baanaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo kulan la yeeshay ardayda aan lixaadkooda dhameyn ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay garab taagan yihiin dadka araga la ee wax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Oo Sheegtay Inay Kobcineyso Heerka Xirfadda Shaqaalaha Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday inay waddo qorshe ballaaran oo lagu kocbicinayo heerka xirfadda shaqaalaha caafimaadka dalka. Agaasimaha daweynta iyo Agabka ee wasaaradda caafimaadka Dr C/risaaq Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Mar Kale Weerar Afka Ah Ku Qaaday Soomaalida Qaxootiga Ku Ah Maraykanka Musharaxa madaxtinimda xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale waxa uu weerar afka ah ku qaaday Soomaalida deggan dalkaasi iyo sidoo kale dadka kale ee qaabka qaxootiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta u Amba Baxay Dalka Itoobiya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay u amba baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha ayaa ka qeybgali doona shir madaxeedka wadamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga Oo Gaarsiisay Markab Cunto Gargaaar Ah Dekedda Boosaaso Dekedda Magaalada Boosaaso waxaa ku xirtay markab sida shixnad raashin gargaar ah oo ka timid Turkiga, balse la soo marsiiyey dowladda Federaalka Soomaaaliya. Markabkaan ayaa ka amba baxay maagaalada Muqdisho,…