1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Sheegay In Boob Dhuleed Laga Wado Magaalada Gaalkacyo Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ka digey in ganacsato lagu wareejiyo dhul dhawaan la sheegay in laga kiciyey dad shacab ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Haweenka Ma Duudsiin Doonno Saamigooda Baarlamaanka Ee 30% Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Galmudug Daahir Faarax Fiidow oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay diyar u yihiin inay fuliyaan dalabka haweenka ee ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Ka Shiray Arrimo La Xiriira Amniga Dalka Golaha Wasiirada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya oo manta isugu yimid kulunkoodii caadiga ahaa ayaa ka dooday xakameynta walxaha laga sameeyo qaraxyada, iyo daba-gelidda hantida qaranka, waxaana kulan ka Shir gudoominayay…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo Digniin u Diray Maamulka Somaliland Axmed Cali Xaashi oo ah guddoomiyaha baaarlamaanka maamulka Puntland ayaa digniin u jeediyey maamulka Somaliland, taasi oo ku aaddan sida uu sheegay daandaansiga ay ka waddo gobollada Sool iyo Sanaag.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Shacabka Ku Dhaqan Deegaanka Camaara Ee Gobolka Mudug Oo Gurmad Caafimaad u Baahan Shacabka ku dhaqan deegaanka Camaara ee gobolka Mudug ayaa xilligaan waxa ay doonayaan inay helaan gurmad caafimaad oo degdeg ah. Maxamed Cali oo ah madaxa caafimaaadka Camaara ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaaf Ka Dhex Curtay Maamulka Iyo Garsoorka Gobolka Shabellaha Dhexe Abukar Cali oo ah guddoomiye ku xigeenka dib u heshiisiinta iyo arrimaha Federaalka maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa isaga oo saxaafadda kula hadlay magaalada Jowhar waxa uu sheegay in xafiisyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Dagaal u Dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Dhacay Hiiraan Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay duleedka deegaanka Ceel-cali ee gobolkaa Hiiraan. Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Ka Wada Magaalada Baladweyne Howlgallo ciidamada ay ku baarayaan dadweynaha iyo gaadiidka ayaa xalay illaa saaka ka soconaya xaafadaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Waxaa la arkayaa ciidamo badan oo gaaf wareegaya xaafadaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rajo Laga Muujiyey Miro Dhalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Ee Ka Socda Muqdisho Aqoonyahan Maxamed Caalim oo kamid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa rajo aaad u wanaagsan waxa uu ka muujiyey in natiijo wax ku ool ah kasoo baxdo shirka madasha wadatashiga qaran ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Galay Maalintii Labaad Magaalada Muqdisho waxaa maalintii Labaad ka soconaya shirka madasha Wadatashiga qaran oo shalay si rasmi ah u furay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa…