Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Deegaanno Ku Dhow Xuduudda Soomaaliya Iyo Kenya Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Kenya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dagaallamayaan deegaanno dhaca xuduudda dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Degaannada kala ah Fino iyo Carabyada oo ku teedsan… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda Oo Ciidamo Booliiska Ah Keentay Magaalada Muqdisho Dowladda Uganda ayaa ciidamo ka socda dalkeeda oo boliis ah keentay magaalada Muqdisho kuwaasi oo ka mid noqonaya hawlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM. Ciidamadan cusub ee la keenay Soomaaliya ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirwac “Shaki Weyn Baa Laga Qabaa In Doorashada Waqtigeeda Ku Dhacdo” Guddoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka Cabdulaahi Maxamed Shirwac oo u waramay Goobjoog Fm ayaa ka hadlay shirka madasha Wadatashiga qaran ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho iyo rajada laga qabo in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Ka Furmay Muqdisho Waxaa Magaalada Muqdisho ka furmay shirka madasha wadatashiga Qaran oo looga hadli doono arrimo badan oo xasaasi ah kuna aadan dooarashada 2016-ka. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay In Al-shabaab Qasab Ku Askareeyaan Dhallinyarada Dalkaasi Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xarakada Al-shabaab ay si qasab ah askar kaga dhigaan dhallinyarada dalkaasi si dhankooda uga barbar dagaallamaan. Taliyaha ciidanka Milatariga Kenya Samson Mwathethe ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyay Saldhig Al-shabaab Ku Lahaayeen J/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn ay diyaarado dagaal ka geysteen deegaanno ku dhow deegaanka Beerxaani ee gobolka Jubada Hoose, kuwaasi oo khasaare kala duwan geystay. Diyaaradahan ayaa lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burbur Ka Muuqda Xabsiga Dhexe Ee B/weyne Burbur xooggan ayaa xilligaan waxa uu ka muuqanayaa xabsiga dhexe ee magaalada Baladweyne, kadib markii uu saameeyay fatahaadda Wabiga Shabelle uu ka sameeyay magaaladaasi. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Dib u Dhiska Oo u Digtay Shirkadaha Dhismo Ee Dalka Wasiirka Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska dalka ee xukuumadda Soomaaliya Saalax Sheekh Cismaan ayaa ka hadlay arrinta ku aadan dib u dhiska dalka gaar ahaan laamiyadii ku burburray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Afrika Ee UK Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke maanta safaaradda UK ee Muqdisho kulan kula qaatay Wasiirka arrimaha Afrika ee UK Tobias Ellwood iyagoo ka wadahadlay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan AMISOM Oo Maanta Lagu Maxkamadeeyay Muqdisho (Sawirro) Maxkamadda ciidamada qalabka ee dalka Uganda ayaa manta waxay magaalada Muqdisho ku xuntay askar ka tirsan AMISOM, kuwaa oo loo heystay eedeymo la xiriira iibinta sahay ay lahaayeen ciidanka AMISOM.…