Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Ka Digey In Doorashada Waqtigeeda Laga Dib Dhigo Sheeko:War Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda Dowladda Soomaaliya aysan dadaal badan ku bixin hanaanka Doorashada Dalka iyo sidii loo qaban… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Hiiraan Oo Ka Horyimid Ammar Dhawaan Kasoo Baxay Maamulka Gobolkaasi Waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay ammar dhawaan kasoo baxay guddoomiyaha gobolkaasi, kaasi oo ku aadan in shirar siyaasadeed aanu ka warqabin maamulkaasi lagu qaban karin gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galgaduud: Ahlu-sunna Oo Sheegtay Inay La Wareegtay Deegaanno Dhawaan Al-shabaab Qabsadeen Maamulka Gobollada dhexe ee Ahlu-sunna Waljamaaca ayaa sheegay inay Ciidamadoodu ka hortageen Dhaq dhaqaaq Ciidan oo Al-Shabaab ay ka sameynayeen Deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud. Afhayeenka Maamulka Gobolada dhexe ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Uma Dulqaadan Doonno Daandaansiga Somaliland Maamulka Puntland ayaa sheegay in marnaba aanay u dulqaadan doonin daandaansi ay sheegeen in maamulka Somaliland ka wado deegaanno maamulkaasi hoostaga. Kulan ay yeesheen wasiirada Puntland oo looga hadlay arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Guud Ee Dugsiyada Sare Wasaaradda waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka dugsiyada sare ee 2015-2016. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda ayaa sidan u qornaa:-
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Furay Carwada Bandhigga Buugaagta Maanta waxaa magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ka furantay bandhigga Carwada Buugaagta, iyadoo uu furay madaxweynaha maamulkaasi Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Munaasabadda furitaanka carwadaan ayaa waxaa lagu soo bandhigay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Soo Xiray Shirkii Tacliinta Sare Maxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray shirka dib u eegista tacliinta sare ee dalalka colaadaha ka soo kabanaya oo ay Soomaaliya ka mid tahay, kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Wasiirada Ee Maanta Oo Arrimo Dhowr Ah Looga hadlay Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ee ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen arrimo badan oo amniga ka mid yahay. Shirka waxaa maanta shir guddoominayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Loogu Baaqay Inay Heshiiyaan Mid kamid ah waxgaradka gobollada dhexe ayaa ugu baaqay maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna in aysan caqabado aan laga bogsan u horseedin bulshada ku dhaqan Mudug iyo Galgaduud. Nabadoon Cabdi Gorod…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Mamnuucay In La Qabto Shirar Aanu Maamulka Fasixin Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay in wax shir ah oo aanay ka warqabin maamulkooda lagu qaban karin hoteellada iyo goobaha xafladaha lagu qabto ee ku yaalla…