WAR DEG DEG AH:- Qaraxyo Ka Dhacay Nawaaxiga Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho Sheeko:Dalka Labo qarax oo aad u xooggan ayaa goor dhaw ka dhacay nawaaxiga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kuwaa oo guud ahaan laga maqlay magaalada. Qaraxyada iyo halka lala… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Qorsheyaal Horumarin Ah Ka Wada Gaalkacyo Maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmdug ayaa wada qorsheyaal cusub oo lagu horumarinayo degmadaasi, gaar ahaan dhanka uu ka arrimiyo maamulka Galmudug. Xirsi Yuusuf Barre oo ah duqa magaalada Gaalkacyo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Al-shabaab Oo Billaabay Inay Isku Uruursadaan Deegaanno Ku Dhow Degmada Guriceel, Galgaduud Ciidamo badan oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in dhaq dhaqaaqyo ay ka wadaan deegaanno ka mid ah gobolka Galgaduud. Wararku waxay sheegayaan in ciidamadan oo aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Faarujiyey Degmada Aw-dheegle Ee Gobolka Sh/hoose Wararka ka imaanaya degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ay faarujiyeen degmadaasi oo shalay gelinkii dambe…
2 daqiiqo Sheeko:War Qiimaha Mooska Oo Saddex Jibaar Sare u kacay Sare u kacaan ayaa saameyn ku yeeshay dadkii iibin jiray iyo dadkii iibsan jiray mooska/muuska. Waxaana dadkii ka ganacsan jirey qaarkood ay ha kiyeen ka ganacsigii muuska kadib markii qiimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Oo Lagu Caleemo Saaray Duleedka B/weyne (Sawirro) Munaasabad lagu lagu caleemo saarayey Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ayaa maanta ka dhacday deegaanka Ceel-jaalle ee duleedka magaalada B/weyne. In ka badan 50 Ugaas dhaqameed, waxgarad, siyaasiyiin, xubno…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka G20: Ka Bixitaanka Britain Ee Midawga Yurub Waxa Uu Qatar Ku Yahay Koritaanka Dhaqaalaha Caalamka Ka bixitaanka Britain ee midowga yurub ayaa qatar ku ah koritaanka dhaqaalaha caalamka ayuu yiri madaxa maaliyadda wadamada la isku yiraahdo G20 isagoo wacad ku maray in ay isticmaali doonaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Shacab Careysan Oo Dibadbax Ka Billaabay Gobolka Togdheer Wararka ka imaanaya gobolka Togdheer ayaa waxay sheegayaan in dibadbax ballaaran ay halkaasi ka billaabeen shacab ka careysan xukun dil ah oo shalay maxkamadda ciidamada Somaliland ku ridday 8 qof…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in diyaarado dagaal oo loo maleeyay in laga leeyahay dalka Kenya ay duqeyn saacado socotay ka geysteen deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Xalay Ku Dagaallamay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanno ku dhow degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha Dhexe, kaasi oo khasaare kala duwan geystay.…