Maalinta Afrika Oo Maanta La Xusayo Sheeko:Dalka Maanta waxaa Afrika laga xusayaa aasaaskii ururka midowga Afrika, waxaa maalinta 30-32 dal oo Madaxbanaan oo Afrikaan ah ay ku kulmeen magaalada Adis Ababa si ay u saxiixaan dastuurka Midowga… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka William Ruto: Argagaxiso Ayaa Gambaad Ka Dhigata Xeryaha Qaxootiga Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto oo ka qeybgalaya shirka looga hadlayo arrimaha bini’aadanimada ee ka dhacay dalka Turkiga ayaa sheegay inaan laga laabaneyn go’aanka dowladda Kenya ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Goobjoog Oo Dib u Helay Xurriyaddiisa Waxaa goor dhaw dib u helay xurriyadiisa agaasimaha guud ee Goobjoog Xasan Maxamuud oo saacado u xirnaa hay’adda dambi baarits ee CID. Agaasime Xasan ayaa tagay CID xarunteeda magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- CID Oo Xiratay Agaasimaha Goobjoog Hay’adda Dambi baarista CID ayaa goor dhaw waxay xarunteeda magaalada Muqdisho ku xirtay Agaasimaha Goobjoog Xasan Maxamuud. Hay’adda ayaa u yeertay agaasimaha, kadibna waxay dhigeen xabsiga iyadoo sababta rasmiga ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda Oo Caalamka Ka Dalbatay In La Xasiliyo Soomaaliya Dowladda Uganda ayaa caalamka ka dalbatay in la xasiliyo Soomaaliya kahor inta aan dalka dib loogu soo celin qaxootiga ku sugan dalka Kenya. Ra’iisul wasaaraha dalkaasi Dr Ruhakana Rugunda oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Go’aankii Kenya Ee Xeryaha Dhadhaab Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay go’aankii Kenya ay ku sheegtay inay ku xiri doonto xeryaha Dhadhaab, wuxuuna sheegay in gao’aankaa laga yaabo in dhibaato badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dayactir Lagu Sameynayo Buundada Deegaanka Tixsiile Ee Sh/hoose Maamulka degmada Afgooye ayaa dayactir ku billaabay Buundada yar ee deegaanka Tixsiille oo ka mi dah deegaannada Hoostaga degmadaasi. Gudoomiyaha dhanka amniga ee maamulka Afgooye Mahdi Xasan ayaa u xaqiijiyey…
3 daqiiqo Isticmaalka Lacagta Taleefannada Oo God Sii Gelinaysa Shilin Soomaaliga Arrimo badan ayaa keeni kara hoos u dhaca ku yimaada qiime-dhaca lacageed ee waddan leeyahay, waxana ka mid ah: Yaraanta wax-soosaarka waddank ayaa keenta liidashada dalbashada lacagta waddankaasi; marka loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Kenya Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Dhoobley Ciidamada maamulka Jubbaland oo garabsanaya kuwa Kenya ee ka midka ah howlgalka AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in saakay oo Arbaco ah howlgallo ka wadaan degmada deegaanno ku yaalla duleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Ceel-waaq Ee Gedo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal habeenkii xalay ahaa ka dhacay duleedka degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada Al-shabaab iyo sidoo kale ciidan la sheegay…